{"id":6007,"date":"2015-02-14T12:37:22","date_gmt":"2015-02-14T12:37:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6007"},"modified":"2015-02-14T12:37:22","modified_gmt":"2015-02-14T12:37:22","slug":"daawo-sawiradda-xisbiga-waddani-oo-dhoola-tuskii-ugu-balaadhnaa-ku-qaabilayfuritaanka-xafiiska-laanta-east-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/14\/daawo-sawiradda-xisbiga-waddani-oo-dhoola-tuskii-ugu-balaadhnaa-ku-qaabilayfuritaanka-xafiiska-laanta-east-london\/","title":{"rendered":"Daawo Sawiradda Xisbiga Waddani oo Dhoola Tuskii ugu Balaadhnaa ku qaabilay,Furitaanka Xafiiska Laanta East London"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/daawo-sawiradda-xisbiga-waddani-oo-dhoola-tuskii-ugu-balaadhnaa-ku-qaabilayfuritaanka-xafiiska-laanta-east-london.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6010\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/daawo-sawiradda-xisbiga-waddani-oo-dhoola-tuskii-ugu-balaadhnaa-ku-qaabilayfuritaanka-xafiiska-laanta-east-london.png?resize=120%2C80\" alt=\"daawo-sawiradda-xisbiga-waddani-oo-dhoola-tuskii-ugu-balaadhnaa-ku-qaabilayfuritaanka-xafiiska-laanta-east-london\" width=\"120\" height=\"80\" \/><\/a>Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, Furitaanka laanta East London, oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Xaafadda Bethnal Green ee Bariga Magaalada London.<\/strong><\/p>\n<p>Daawo Sawiradda Xisbiga Waddani oo Dhoola Tuskii ugu Balaadhnaa ku qaabilay,Furitaanka Xafiiska Laanta East London.<\/p>\n<p>Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, Furitaanka laanta East London, oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Xaafadda Bethnal Green ee Bariga Magaalada London.<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aCVD1FFkm8Q\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Xafladda oo ay kasoo qayb galeen, Taageerayaasha Xisbiga waddana iyo Masuuliyiinta Xisbiga waddani ee Heer Gobol,Degmo iyo Mid Qaaradeedba ayaa waxa ay kauqab soontay jawi aad u heersareeya,Waxana ay u muuqatay Mid aad iyo aad uga Duwan Xafladihii hore ee ay laamuhu Qabsan jireen.<\/p>\n<p>Hoolka Xafladu ka dhacaysay oo ahaa mid aad u Bilicsan isla markaana lagu sharaxay, Halku dhagyo muujinaya sida ay Bulshadu ugu Heelantay Xisbiga Waddani iyo Astaamaha gaar<br \/>\n<span id=\"spnCOntent\">ah ee Xisbiga Waddani ayaa lagu Mujiiyay Daribiyadda Gidaarka, Hoolka Xafladda lagu qabtay.<\/span><\/p>\n<p>Xafladan oo ay ka hadleen Masuuliyiin kala duwan, ayaa waxa laga jeediyay Khudbado aad u qiimo badan oo lagaga hadlayo wadciga dhabta ah ee uu ku suganyahay Dalka Somaliland.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Xafladda ayaa waxa ay kusoo gabo gaboowday jawi aad u heersareeya , oo ay Farxad aad u balaadhani ku gadaamantahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, Furitaanka laanta East London, oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Xaafadda Bethnal Green ee Bariga Magaalada London. Daawo Sawiradda Xisbiga Waddani oo Dhoola Tuskii ugu Balaadhnaa ku qaabilay,Furitaanka Xafiiska Laanta East London. Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6010,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-6007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1yT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6007"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6007\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}