{"id":60053,"date":"2020-11-04T16:27:03","date_gmt":"2020-11-04T16:27:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=60053"},"modified":"2020-11-04T16:27:03","modified_gmt":"2020-11-04T16:27:03","slug":"madaxweynaha-oo-muddeyey-diwaangelinta-codbixiyayaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/11\/04\/madaxweynaha-oo-muddeyey-diwaangelinta-codbixiyayaasha\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha oo Muddeyey Diwaangelinta Codbixiyayaasha"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(AN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/XM\/XM\/249-574\/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka.<\/p>\n<p>Waxaanu u dhignayd Xeerka Madaxweynuhu Sidan:-<\/p>\n<p>Xeer Madaxweyne Lr. 09\/112020<\/p>\n<p>Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Qodobka 44aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Xeer Lr. 91\/2020;<\/p>\n<p>Markaan Tix-geliyey: Qoraalka Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee summaddiisu tahay KDQ\/XK\/076\/2020, kuna taariikhaysan 28\/10\/2020;<\/p>\n<p>Markaan Dersay: Soo-jeedinta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Wakhtiga Qabashada Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey;<\/p>\n<p>In Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinku ka bilaabanto Jamhuuriyadda Somaliland Maalinta Axadda ee taariikhdu tahay 29\/11\/2020..<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(AN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/XM\/XM\/249-574\/112020, uu ku dhaqan-geliyey maalinta la bilaabayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Doorashooyinka. Waxaanu u dhignayd Xeerka Madaxweynuhu Sidan:- Xeer Madaxweyne Lr. 09\/112020 Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Arkay: Qodobka 44aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60054,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-60053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Muuseeeeeeeee-b.jpg?fit=698%2C430&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fCB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=60053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":60055,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/60053\/revisions\/60055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=60053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=60053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=60053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}