{"id":600,"date":"2014-12-02T10:04:08","date_gmt":"2014-12-02T10:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=600"},"modified":"2014-12-02T10:04:08","modified_gmt":"2014-12-02T10:04:08","slug":"36-qof-oo-lagu-dilay-weerar-ka-dhacay-meel-ku-dhow-xuduuda-soomaaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/36-qof-oo-lagu-dilay-weerar-ka-dhacay-meel-ku-dhow-xuduuda-soomaaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"36-qof oo lagu dilay weerar ka dhacay meel ku dhow Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Nairobi(AN)<\/strong>Dadka la laayey ayaa lagu soo waramaayo in ay ahaayeen xamaalato ka shaqeysan jirey kaawo ( goob laga qodo dhagaxa).<!--more--><\/p>\n<div class=\"other-ads\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-client=\"ca-pub-0433446202541223\" data-ad-slot=\"1884406290\"><ins id=\"aswift_1_expand\"><ins id=\"aswift_1_anchor\">\u00a0<\/ins><\/ins><\/ins><\/div>\n<p>Saxaafadda caalamiga oo la xiriirtay Saraakiisha Booliska ayaa ku waramaya in dableyda ka dambeysay weerarka ay dadka kala sooceen oo ay u kala saareen inta muslimiinta ah iyo kuwa aan ahayn, kadibna ay toogteen inta aan muslimiinta ahayn.<\/p>\n<p>Waa weerarkii labaad oo ka dhaca aaga magaalada Mandheera oo u dhow Xadka Soomaaliya iyo Kenya oo lagu laayo dad rayid ah.<\/p>\n<p>20-ka bishii lasoo dhaafay ayaa 28-qof la socday bas rakaab ah ay laayeen kooxo hubeysan kadib markii baska ay jidka u galeen deetana\u00a0ay dileen intii aan muslimiinta ahayn.<\/p>\n<p>Ururka xagjirka ah ee al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarka, waxaana looga shakisan yahay in weerarkan sidoo kale ka dambeeyaan.<\/p>\n<p>Shacabka ku nool Mandheera ayaa marar badan baaq ujeediyey Dowladda Kenya oo ku saabsan in wax ka qabato amni darrada ka jirta magaalada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Nairobi \/ Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(AN)Dadka la laayey ayaa lagu soo waramaayo in ay ahaayeen xamaalato ka shaqeysan jirey kaawo ( goob laga qodo dhagaxa).<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-600","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=600"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/600\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}