{"id":59980,"date":"2020-10-29T15:49:44","date_gmt":"2020-10-29T15:49:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59980"},"modified":"2020-10-29T15:51:36","modified_gmt":"2020-10-29T15:51:36","slug":"weerar-dad-lagu-dilay-oo-ka-dhacay-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/10\/29\/weerar-dad-lagu-dilay-oo-ka-dhacay-faransiiska\/","title":{"rendered":"Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Faransiiska"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"dateline\">NICE \u2014\u00a0<\/span>Booliska Faransiiska ayaa sheegay in nin ku hubeysnaa toorreey uu saddex qof ku dhex dilay kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dhacda koonfur bari ee badda Mediterranean-ka Faransiiska.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Nice, Christian Estrosi, oo weerarka ku tilmaamay mid argagixiso ayaa sheegay in haweeneey ka mid aheyd saddexda qof ee la filay la helay iyada oo gowracan.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi raaciyay in weerarka uu ka dhacay meel u dhaw kaniisadda Notre Dame ee magaalada.<\/p>\n<p>Ninka weerarka geystay oo aanan wali la ogaan heybtiisa ayaa la dhigay isbitaal, kaddib marki ay dhaawaceen ciidamo boolis ah oo kadibna gacanta ku dhigay.<\/p>\n<p>Weerarkaan ayaa imanaya wax ka yar laba todobaad, kaddib marki nin ku hubeysnaa toorreey uu meel u dhow magaalada Paris ku gowracay macallin maadada taariikhda ka dhigi jiray dugsi dhexe.<\/p>\n<p>Waa weerarki saddexaad oo dad lagu dilo oo ka dhaca Faransiiska muddo laba bilood gudahood ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NICE \u2014\u00a0Booliska Faransiiska ayaa sheegay in nin ku hubeysnaa toorreey uu saddex qof ku dhex dilay kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dhacda koonfur bari ee badda Mediterranean-ka Faransiiska. Duqa magaalada Nice, Christian Estrosi, oo weerarka ku tilmaamay mid argagixiso ayaa sheegay in haweeneey ka mid aheyd saddexda qof ee la filay la helay iyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59981,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-59980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/4BBD4F09-DEED-4341-98DB-EAF8A8492B5C_cx0_cy10_cw0_w1023_r1_s.jpg?fit=1023%2C575&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fBq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59982,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59980\/revisions\/59982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}