{"id":59930,"date":"2020-10-26T13:36:27","date_gmt":"2020-10-26T13:36:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59930"},"modified":"2020-10-26T13:36:27","modified_gmt":"2020-10-26T13:36:27","slug":"erdogan-oo-ku-celiyey-jawaabtii-ka-careysiisay-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/10\/26\/erdogan-oo-ku-celiyey-jawaabtii-ka-careysiisay-faransiiska\/","title":{"rendered":"Erdogan oo ku celiyey jawaabtii ka careysiisay Faransiiska"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"dateline\">ANKARA \u2014\u00a0<\/span>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in \u201cmaskaxda laga baaro\u201d madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso carada ka dhalatay hadal uu ugu gefay Islaamka.<\/p>\n<p>Macron ayaa Arbacadii cambaareeyey wax uu ugu yeeray \u201cislaamiyiinta\u201d, wacadna ku maray \u201cinaanu ka tanaasuli doonin\u201d sawir gacmeedyada loola jeedo Nebi Muxamed NNKH, kadib markii la gowracay Samuel Paty, oo ahaa macallin Faransiis ah oo ardaydiisa tusay sawir gacmeed loola jeedo Nebiga NNKH.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii cambaareeyey Macron, isaga oo sheegay inuu u baahan in \u201cmaskaxdiisa la baaro,\u201d sababtoo ah waxa uu \u201cmalaayiin qof oo ka kala tirsan kooxo diimeedyo kala duwan ula dhaqmaya sidan.\u201d<\/p>\n<p>Hadallada Erdogan ayaa dhaliyey in Paris ay carooto una yeertao safiirkeedii Ankara.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Turkiga ayaa ku celiyey hadalladaas Axaddii, isaga oo ku eedeeyey Macron \u201cinuu ku waashay Erdogan maalin iyo habeen\u201d.<\/p>\n<p>\u201cMacron waa kiis, sidaas darteedna wuxuu xaqiidii u baahan yahay in maskaxdiisa la hubiyo,\u201d ayuu Erdogan ku yiri khudbad uu ka jeediyey magaalada Malatya ee gobolka Anatolia.<\/p>\n<p>Xiriirka Macron iyo Erdogan ayaa dhowaanahan sii xumaanayey sababo la xiriira juqraafi siyaasadeedka gobolka, sida muranka badda ee Greece iyo Turkey iyo dagaalka Armenia iyo Azerbaijan.<\/p>\n<p><strong>AFP<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ANKARA \u2014\u00a0Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in \u201cmaskaxda laga baaro\u201d madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso carada ka dhalatay hadal uu ugu gefay Islaamka. Macron ayaa Arbacadii cambaareeyey wax uu ugu yeeray \u201cislaamiyiinta\u201d, wacadna ku maray \u201cinaanu ka tanaasuli doonin\u201d sawir gacmeedyada loola jeedo Nebi Muxamed NNKH, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59931,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-59930","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cf47b999-daad-43e4-aea3-2ba16df7b2f7_cx0_cy1_cw0_w1023_r1_s.jpg?fit=1023%2C575&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fAC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59930"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59933,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59930\/revisions\/59933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}