{"id":5993,"date":"2015-02-14T12:17:12","date_gmt":"2015-02-14T12:17:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5993"},"modified":"2015-02-14T12:17:12","modified_gmt":"2015-02-14T12:17:12","slug":"jacaylka-hilibka-dameeraha-ee-dalka-china-oo-gaadhay-halkii-ugu-sareysay-iyo-safaf-dhaadheer-oo-loogu-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/14\/jacaylka-hilibka-dameeraha-ee-dalka-china-oo-gaadhay-halkii-ugu-sareysay-iyo-safaf-dhaadheer-oo-loogu-jiro\/","title":{"rendered":"Jacaylka Hilibka Dameeraha Ee Dalka China Oo Gaadhay Halkii Ugu Sareysay Iyo Safaf Dhaadheer Oo Loogu Jiro"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed10.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5995\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/unnamed10-300x188.jpg?resize=300%2C188\" alt=\"unnamed10\" width=\"300\" height=\"188\" \/><\/a>Gobolka Heibei ee dalka China ayaa dadka hilibka dameeraha iibiya waxa ay bilaabeen nidaam cusub oo ay u suuq geeyaan hilibka dameerka, iyaga oo doonaya in ay dadka macaamiisha u ah ka iibiyaan hilibka cusub ee dhiigiisii leh waxay marka qofku soo istaagaba bilaabaan in ay dubeeyaan dameerka si ay u dilaan.<\/h2>\n<h2>Sida caadiga ah ee marka xayawaanka la dilayo la bireeyo dunida guud ahaan dalka China waxaa dameeraha lala dhacaa dubayaal aad u waaweyn inta ay dhimanayaan, markaa ka dibna waxaa laga saara haragga si hilibkooda oo qaydhin ah loo iibiyo.<\/h2>\n<h2>Dadka ka ganacsada hilibka dameeraha ayaa hilibka ku iibiya wadada dhinaceeda iyada oo hilibka dameeraha ay si weyn u iibsadaan dadka inta badan saaran gawaadhida wadada maraysa ee doonaya in ay isku nafaqeeyaan hilibka dameeraha.<\/h2>\n<h2>Waxaana maalinkasta safaf dhaadheer hilibka dameeraha u soo gala kumanaan qof gobolada iyo magaalooyinka kala duwan ee dalka China si ay u iibsadaan hilibkan oo ah mid ka mid ah kuwa loogu jecelyahay dalkaasi.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Heibei ee dalka China ayaa dadka hilibka dameeraha iibiya waxa ay bilaabeen nidaam cusub oo ay u suuq geeyaan hilibka dameerka, iyaga oo doonaya in ay dadka macaamiisha u ah ka iibiyaan hilibka cusub ee dhiigiisii leh waxay marka qofku soo istaagaba bilaabaan in ay dubeeyaan dameerka si ay u dilaan. Sida caadiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5995,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1yF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5993"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5993\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}