{"id":59894,"date":"2020-10-22T21:58:10","date_gmt":"2020-10-22T21:58:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59894"},"modified":"2020-10-22T21:58:10","modified_gmt":"2020-10-22T21:58:10","slug":"itoobiya-oo-hawlgalinaysa-ciidamadeeda-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/10\/22\/itoobiya-oo-hawlgalinaysa-ciidamadeeda-badda\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Hawlgalinaysa Ciidamadeeda Badda"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) \u2013 Taliyaha guud ee Ciidammada Itoobiya Jeneral Aadam Maxamed ayaa sheegay inay Dawladda Itoobiya hawl-gelinayso Ciidanka badda.<\/p>\n<p>Taliyaha oo Shir-jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Addis Ababa wuxuu sheegay inay Itoobiya markii ugu horraysay hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda iyadoon bad lahayn, waxaanu sheegay inay Ciidammadaasi ka hawl-galayaan dalalka deriska, laakiin ma Xusin Dal gaar ah oo ay Ciidammadu saldhig ka dhiganayaan.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu Taliyuhu in Ciidammada Itoobiya lagu soo kordhiyey laba Guuto oo cusub oo uu sheegay inay ka shaqayn doonaan Rabshadaha kala duwan markay dhacaan.<\/p>\n<p>Dawladda Itoobiya ayaa waxa Tababbarka Ciidammada badda ka taageeraya Dawladda Faransiiska, taasi oo dabcan siinaysa ama ka iibinaysa Maraakiib ay Ciidammadaasi ku hawl-galaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Dawladda Soomaaliya dhawaan la gashay heshiis ay ku isticmaalayso illaa lix Dekedood, wallow aan la ogayn Dekedahaasi kuwa ay yihiin.<\/p>\n<p>Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa ka mid ah Dekedaha Waddamada Geeska Afrika ee Itoobiya sida joogtada ah ay wax ugala soo degto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) \u2013 Taliyaha guud ee Ciidammada Itoobiya Jeneral Aadam Maxamed ayaa sheegay inay Dawladda Itoobiya hawl-gelinayso Ciidanka badda. Taliyaha oo Shir-jaraa\u2019id ku qabtay Magaalada Addis Ababa wuxuu sheegay inay Itoobiya markii ugu horraysay hawl-gelinayso Ciidammadeeda Badda iyadoon bad lahayn, waxaanu sheegay inay Ciidammadaasi ka hawl-galayaan dalalka deriska, laakiin ma Xusin Dal gaar ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59895,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-59894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/20201022_191848.jpg?fit=720%2C558&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fA2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59896,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59894\/revisions\/59896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}