{"id":59812,"date":"2020-10-17T18:51:34","date_gmt":"2020-10-17T18:51:34","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59812"},"modified":"2020-10-17T18:52:18","modified_gmt":"2020-10-17T18:52:18","slug":"waa-sharci-daro-xukunka-maxkamadu-ku-riday-7-eedaysane-ee-loo-haystay-kufsigu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/10\/17\/waa-sharci-daro-xukunka-maxkamadu-ku-riday-7-eedaysane-ee-loo-haystay-kufsigu\/","title":{"rendered":"&#8221; Waa Sharci Daro Xukunka maxkamadu Ku Riday 7-Eedaysane Ee Loo Haystay Kufsigu&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Guddoomiyaha Xeer-ilaalinta gobolka Maroodi-jeex, ahna Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha guud ee Somaliland Mawliid Cabdi Muuse, ayaa duray xukun ay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku ridday Sabtidii maanta 7 dhalinyaro Rag ah oo ku eedaysnaa inay Kufsi u geysteen Gabadh 13 jir ah oo ay ku wada jireen xarunta Agoomaha ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Toddobada Wiil ee u xidhnkaa kufsiga ay kula kaceen gabadha ay ku wada-jireen xarunta \u00a0Agoomaha ee magaalada Hargeysa, taas oo Dhakhaatiir caafimaad caddeeyeen inaanay maskax ahaan caafimaad-qabin, ayey laba ka mid ah Maxkamaddu ku xukuntay shan sano oo xabsi ah, halka shanta kale ay ku xukuntay wax ay ugu yeedhay lix bilood oo dibed-joog ah.<\/p>\n<p>Hase-yeeshee, Guddoomiyaha Xeer-ilaalinta gobolka Maroodi-jeex, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xukunka Maxkamadda, isla markaana sheegay inay Xeer-ilaalin ahaan isla maantaba racfaan ka qaateen xukunka Maxkamadda oo uu xusay inaanu ahayn mid ka turjumi kara kiiska ciqaabta ah ee ay Cawo-yar oo ah gabadh aan xiskeedu dhammayn u geysteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Guddoomiyaha Xeer-ilaalinta gobolka Maroodi-jeex, ahna Ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha guud ee Somaliland Mawliid Cabdi Muuse, ayaa duray xukun ay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku ridday Sabtidii maanta 7 dhalinyaro Rag ah oo ku eedaysnaa inay Kufsi u geysteen Gabadh 13 jir ah oo ay ku wada jireen xarunta Agoomaha ee Hargeysa. Toddobada Wiil ee u xidhnkaa kufsiga ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-59812","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/maxkamd.jpg?fit=660%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fyI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59812"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59813,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59812\/revisions\/59813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}