{"id":59653,"date":"2020-10-08T14:02:07","date_gmt":"2020-10-08T14:02:07","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59653"},"modified":"2020-10-08T14:02:07","modified_gmt":"2020-10-08T14:02:07","slug":"deg-deg-cali-khaliif-galaydh-oo-jigjiga-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/10\/08\/deg-deg-cali-khaliif-galaydh-oo-jigjiga-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Deg-deg: Cali Khaliif Galaydh Oo Jigjiga Ku Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Jigjiga (AN) \u2013 Allaah ha u naxariistee waxa Maanta Geeriyooday Madaxweynihii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh.<\/p>\n<p>Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa.<\/p>\n<p>Geerida Cali Khaliif Galaydh waxa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyey Siyaasiga Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) oo ay aad isugu dhawaayeen.<\/p>\n<p>Cali khaliif Galaydh ayaa Allaah ha u naxariistee wuxuu mar soo noqday Raysal-wasaaraha Soomaaliya \u2013 imikana waxa uu ahaa Madaxweynaha kooxda Khaatumo.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyay waxa ku sugnaa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland \u2013 ka dib markii Khaatumo heshiis la gashay Xukuumaddii hore ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jigjiga (AN) \u2013 Allaah ha u naxariistee waxa Maanta Geeriyooday Madaxweynihii Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh. Cali Khaliif Galaydh ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa. Geerida Cali Khaliif Galaydh waxa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyey Siyaasiga Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) oo ay aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59654,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-59653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/FB_IMG_1602158633691.jpg?fit=675%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fw9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59655,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59653\/revisions\/59655"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59654"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}