{"id":59525,"date":"2020-09-29T18:35:48","date_gmt":"2020-09-29T18:35:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59525"},"modified":"2020-09-29T18:35:48","modified_gmt":"2020-09-29T18:35:48","slug":"berbera-magacyada-dhalinyaro-reer-hargeysa-ah-oo-badda-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/09\/29\/berbera-magacyada-dhalinyaro-reer-hargeysa-ah-oo-badda-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Berbera: Magacyada Dhalinyaro reer Hargeysa ah oo Badda ku Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Berbera(AN):-Laba dhallinyaro ah oo saaka subaxnimadii ka tagay Magaalada Hargaysa, ayaa geeriyoodeen kadib markii ay liqday Badda oo ay u dabbaal tageen.<\/p>\n<p>Allah ha u naxariistee, Labada Marxuum ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Samiir Cali Cabdi iyo Maxamed Cabdiraxmaan Xaashi oo labadoodaba ay biyaha badda oo ay ku dabbaalaneyeen ku qarraqmay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81401 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?resize=696%2C1226\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?w=800 800w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?resize=227%2C400 227w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?resize=213%2C375 213w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?resize=768%2C1353 768w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Labada-Marxuum.jpg?resize=696%2C1226 696w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"1226\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a>Wakaaladda wararka ee SOLNA oo warkan aanu ka soo xigannay, ayaa sheegtay\u00a0inuu shilkan ka badbaaday wiil kale oo labada marxuum la socday.<\/p>\n<p>Warkan waxa xaqiijiyey oo warbaahinta u sheegay Taliyaha hawl-gelinta Ciidanka Booliska ee Gobolka Saaxil Aamiin Maxamed Cabdi oo sheegay inay aqoonsadeen labada marxuum.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-81402 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?resize=696%2C502\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?w=720 720w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?resize=400%2C288 400w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?resize=520%2C375 520w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?resize=324%2C235 324w, https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Badda-Berbera.png?resize=696%2C502 696w\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"502\" data-recalc-dims=\"1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><\/a>Waxa uu Taliyuhu ugu baaqay dhallinyaradda Somaliland ee Dabbaasha iyo Dalxiiska u tagaya magaalo-xeebeedka Berbera inay ka taxadiraan inay galaan badda maadaama ay xilligan Kacsan tahay oo aan lagu dabbaalan karin.<\/p>\n<p>Inta Badan, Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha ayaa dhallinyarada gobollada Somaliland iyo ardayda dugsiyada qaarkood dalxiis ahaan u tagaan Badda Berbera, waxaana mararka qaarkood dhacda Masiibadan oo kale.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Berbera(AN):-Laba dhallinyaro ah oo saaka subaxnimadii ka tagay Magaalada Hargaysa, ayaa geeriyoodeen kadib markii ay liqday Badda oo ay u dabbaal tageen. Allah ha u naxariistee, Labada Marxuum ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Samiir Cali Cabdi iyo Maxamed Cabdiraxmaan Xaashi oo labadoodaba ay biyaha badda oo ay ku dabbaalaneyeen ku qarraqmay. Wakaaladda wararka ee SOLNA [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38241,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-59525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bada-berbera.png?fit=432%2C268&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fu5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59526,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59525\/revisions\/59526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}