{"id":5926,"date":"2015-02-13T12:44:28","date_gmt":"2015-02-13T12:44:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5926"},"modified":"2015-02-13T12:44:28","modified_gmt":"2015-02-13T12:44:28","slug":"ciidanka-qaranka-somaliland-ayaa-saaka-ku-waaberiistay-duleedka-magaaladda-saaxdheer-kadib-markii-ay-habeenkii-xalay-ahaa-fadhiisimo-ka-samaysteen-tuuladda-dabataag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/ciidanka-qaranka-somaliland-ayaa-saaka-ku-waaberiistay-duleedka-magaaladda-saaxdheer-kadib-markii-ay-habeenkii-xalay-ahaa-fadhiisimo-ka-samaysteen-tuuladda-dabataag\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa saaka Ku Waaberiistay Duleedka Magaaladda Saaxdheer kadib markii   ay Habeenkii xalay ahaa Fadhiisimo ka samaysteen Tuuladda dabataag"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_AB2FC1-8DDC99-1FA642-5CDE03-FFB528-180B4A.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5930\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_AB2FC1-8DDC99-1FA642-5CDE03-FFB528-180B4A.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"IMG_AB2FC1-8DDC99-1FA642-5CDE03-FFB528-180B4A\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a>Arabsiyo\u00a0(AN) Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa saaka Ku Waaberiistay Duleedka Magaaladda Saaxdheer kadib markii<\/p>\n<div>\u00a0ay Habeenkii xalay ahaa Fadhiisimo ka samaysteen Tuuladda dabataag oo ilaa 27 Km u Jirta tuuladda Saaxdheer.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ciidanka Qaranka somaliland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku hawlanaa soo afjarida colaaddo ay deegaankaasi ka abaabulayaan kooxo nabadiid ah oo la aaminsan yahay inay taabacsan yihiin Kooxda debeda wareega ah ee Cali Khaliif Galaydh.<\/div>\n<div>\n<div id=\"middle_article_campaign\">\u00a0Wararka ka imanaya Deegaanka Saaxdheer ayaa sheegaya in guud ahaanba Maleeshiyaadkii halkaasi ku sugnaa ay ka firdhadeen kadib markii ay ka war heleen in ciidamadda Qaranka somaliland kusoo Wajahan yihiin Magaaladda Saaxdheer.<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>guud ahaan xaaladda deegaanaddaasi ayaa degan ma jiraan ilaa hadda wax iska caabin ah oo ciidamadda Qaranka lasoo gudboonaaday ilaa hadda .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wixii kasoo kordha kala soco Arabsiynews.com<\/div>\n<p>&lt;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo\u00a0(AN) Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa saaka Ku Waaberiistay Duleedka Magaaladda Saaxdheer kadib markii \u00a0ay Habeenkii xalay ahaa Fadhiisimo ka samaysteen Tuuladda dabataag oo ilaa 27 Km u Jirta tuuladda Saaxdheer. Ciidanka Qaranka somaliland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku hawlanaa soo afjarida colaaddo ay deegaankaasi ka abaabulayaan kooxo nabadiid ah oo la aaminsan yahay inay taabacsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5930,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1xA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5926"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5926\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}