{"id":5915,"date":"2015-02-13T12:19:40","date_gmt":"2015-02-13T12:19:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5915"},"modified":"2015-02-13T12:19:40","modified_gmt":"2015-02-13T12:19:40","slug":"suldaan-xiirey-oo-subeer-awal-taageero-u-waydiiyey-guddoomiye-cirro-iyo-boqor-buur-madow-oo-afhayeennimadiisa-ku-sargooyey-cahdiga-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/suldaan-xiirey-oo-subeer-awal-taageero-u-waydiiyey-guddoomiye-cirro-iyo-boqor-buur-madow-oo-afhayeennimadiisa-ku-sargooyey-cahdiga-siilaanyo\/","title":{"rendered":"Suldaan Xiirey Oo Subeer Awal Taageero U Waydiiyey Guddoomiye Cirro Iyo Boqor Buur-Madow Oo Afhayeennimadiisa Ku Sargooyey Cahdiga Siilaanyo"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/images-21.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5919\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/images-21.jpg?resize=259%2C195\" alt=\"images-21\" width=\"259\" height=\"195\" \/><\/a>Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa weerar afka ah ku qaadey Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ah afhayeenka Salaadiinta dhaqanka ee Somaliland, ka dib markii Suldaan Xiirey uu hadal u muuqday olole uu taageero ugu raadinayo Guddoomiyaha WADDANI uu ka jeediyay Madal dad badan kulmisay.<\/h2>\n<h2>Suldaan Xiirey oo ka hadlayey Munaasibad lagu caleemo saaray Suldaanka beesha Maxamuud Jibriil ee (Ciise Muuse) oo ka dhacday deegaanka Qururuxley oo waqooyi-bari ka xiga Magaalada Hargeysa, ayaa beesha Subeer Awal diidaan Afhayeennimadiisa Salaadiinta Somaliland, laakiin haddii aanay ogolaan inuu ahaado Afhayeenkaasi aanay taageero ka helayn beesha Subeer Awal oo uu xusay Inay Madaxwayne-nimo doonayso.<\/h2>\n<h2>\u201cQolada Subeer Awal markaan idhaahdo Afhayeenkii Salaadiintaan ahay, waxay yidaahdaan ma tihid, waxaan leeyahay ka daaya waar Madaxwayne-nimo ayaad doonaysaane. Waayo cod badan baan hayaa\u201dayuu yidhi, Suldaan Xiirey, waxaanu intaasi ku daray \u201cAfhayeennimadayda iyo Madaxwayne-nimada (Subeer awal) doonaysaa way isku xidhan yihiin\u2026markaa waxaan leeyahay ama Cirro soo raaca (Guddoomiyaha WADDANI) ama aynu bahasha galbeed geynno\u2026\u201d<\/h2>\n<h2>Laakiin Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo hadalka ka deba qaatey ayaa sheegay inay Suldaan Xiirey heshiis ku yihiin inuu afhayeenka Salaadiinta ahaado inta uu Madaxweyne Siilaanyo xukunka hayo \u201cSuldaan Xiirey hore ayaanu ugu heshiinay oo inta xukunka uu Siilaanyo hayo\u00a0 waa Afhayeenka Salaadiinta Somaliland oo cidna ku qabsan mayso xagayaga, laakiin hadda waxaad moodaa inuu sii dheeraysiiyey oo uu yidhi qoladiinu Madaxwaynayaal ayaad soo waddaan ee Afhayeenka la socda\u201d ayuu yidhi, Buur-Madow oo intaasi sii raaciyey \u201cWaxaad ogaataan inaanu heshiis ku nahay inta Siilaanyo joogu inuu afhayeenka Salaadiinta yahay<\/h2>\n<p>&lt;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa weerar afka ah ku qaadey Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey oo ah afhayeenka Salaadiinta dhaqanka ee Somaliland, ka dib markii Suldaan Xiirey uu hadal u muuqday olole uu taageero ugu raadinayo Guddoomiyaha WADDANI uu ka jeediyay Madal dad badan kulmisay. Suldaan Xiirey oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5919,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1xp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5915","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5915"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5915\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}