{"id":59098,"date":"2020-08-29T13:06:35","date_gmt":"2020-08-29T13:06:35","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59098"},"modified":"2020-08-29T13:06:35","modified_gmt":"2020-08-29T13:06:35","slug":"cidna-tanaasul-ugama-baahna-madaxweyne-muuse-biixi-cabdi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/29\/cidna-tanaasul-ugama-baahna-madaxweyne-muuse-biixi-cabdi\/","title":{"rendered":"\u201cCidna Tanaasul Ugama Baahna Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi\u201d"},"content":{"rendered":"<p>WarfHargeysa (AN) Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland, cidna uga tanaasusho gudoomiyaha xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Maxamuud Jaamac Warfaa, oo la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in wax in si Dimuqraadiya loogu tartami doono hogaanka xisbiga.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in\u00a0 aanay jirin cid laga dalbaday in ay ka tanaasusho guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p>Maxamuud Jaamac Warfaa oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi \u201c\u201dCidna tanaasul ugama baahna Madaxweyne Muuse Biixi, guddoomiyaha xisbiga KULMIYE \u00a0waa eray aad u qaldan Madaxweyne Muuse Bixi haloo tanaasulo cidna haloo tanaasulo lama odhan,\u00a0 xisbiga KULMIYE, \u00a0waa Xisbi dhex diisa lagu tartamayo waxaana uu ku soo caano maalay Dimuqraadiyad iyo tartan dhexdiisa ah dadka ku jiraana waa qoor wayntii Somaliland, waxaana Qaban-qaabadiisii la wadaa shirkii golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE \u00a0ee 4-aad guddida qaban qaabadu waxa ay soo saareen shuduudaha murashaxiinta Xisbiga u tartamaya\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa sheegay in shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ka mida golaha dhexe ay u tartami doonto hogaanka xisbiga \u00a0\u201cCid kasta oo Golaha dhexe ka mida in ay tartanto Hogaanka Xisbiga waxaana la yidhi ha yimaado Ninkii wax isla hayaa xeer ayaanu u leeyahay xisbiga KULMIYE xeerka urrurada iyo axsaabta 14 waxa uu leeyahay Madaxweynuhu labo teeram ayuu u leeyahay ayaa hadana guddida Qaban-qaabadu shirka golaha dhexe soo dhigtay in cid kastaa ka tartami karto xisbiga Kulmiye, makala saar saarno anagu Kulmiye markaa cid kasta oo sidaa wax u kala qaybinaysaa haka tanaasusho Xisbiga Kulmiye waa mid cidii Xisbigu doorto ayaa Hogaanka Xisbiga qabanaysa\u201d.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WarfHargeysa (AN) Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland, cidna uga tanaasusho gudoomiyaha xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Maxamuud Jaamac Warfaa, oo la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in wax in si Dimuqraadiya loogu tartami doono hogaanka xisbiga. Waxaa uu intaas ku daray in\u00a0 aanay jirin cid laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59099,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-59098","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Xildhibaan-Warfaa.png?fit=696%2C390&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fnc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59098","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59098"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59098\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59100,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59098\/revisions\/59100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59098"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59098"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59098"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}