{"id":59094,"date":"2020-08-29T12:52:25","date_gmt":"2020-08-29T12:52:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59094"},"modified":"2020-08-29T12:52:43","modified_gmt":"2020-08-29T12:52:43","slug":"focuskhilaaf-cakiran-oo-ka-dhex-qarxay-laba-masuul-oo-ka-wada-tirsan-xukuumadda-madaxweyne-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/29\/focuskhilaaf-cakiran-oo-ka-dhex-qarxay-laba-masuul-oo-ka-wada-tirsan-xukuumadda-madaxweyne-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Khilaaf Cakiran Oo Ka Dhex Qarxay Laba Mas\u2019uul Oo Ka Wada Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"<p><b>H<\/b>argeysa (AN) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhaxeeyay labadan masuul.<\/p>\n<p>Sida ay Warar xog-ogaal ahi u sheegeen\u00a0<b>Wargeyska Geeska Afrika<\/b>\u00a0Wasiirka Cadaaladda ayaa Arbacadii Toddobaadkii hore wuxuu saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi, isagoo Warqad uu Agaasimaha u qoray ugu sheegay inuu saxeexii ka hakiyey laga bilaabo Taariikhda 26-ka bisha 8-aad, 2020.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu warqaddiisa oo uu eedaymo ugu jeediyey Agaasimaha guud uu sidoo kalena Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Laakiin, Agaasime Cabdiraxmaan-musaabaqo ayaa isaguna Warqad jawaab celin ah wuxuu kaga jawaabay eedaymaha uu Wasiirku u jeediyey, sidoo kalena Warqaddiisa nuqul ka mid ah Ogaysiin ku siiyey Madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Saxeexa uu Wasiirku ka hakiyey Agaasimaha guud ayaan la ogayn inuu ku kooban yahay Arrimaha Maamulka iyo in kale, hase-ahaatee Madaxweyne Biixi ayaa la sugayaa inuu u gar-naqo labadan Masuul ee is khilaafay isla-markaana Digteerada ku wada Magacaaban.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) \u2013 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhaxeeyay labadan masuul. Sida ay Warar xog-ogaal ahi u sheegeen\u00a0Wargeyska Geeska Afrika\u00a0Wasiirka Cadaaladda ayaa Arbacadii Toddobaadkii hore wuxuu saxeexii ka hakiyey Agaasimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59095,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-59094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Snapshot_2430.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fn8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59094"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59097,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59094\/revisions\/59097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/59095"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}