{"id":59074,"date":"2020-08-27T18:02:36","date_gmt":"2020-08-27T18:02:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=59074"},"modified":"2020-08-27T18:03:21","modified_gmt":"2020-08-27T18:03:21","slug":"afhayeenka-waddani-oo-yeedhmada-xafiiska-dambi-baadhista-ku-tilmaamay-cago-juglayn-iyo-cabsi-gelin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/27\/afhayeenka-waddani-oo-yeedhmada-xafiiska-dambi-baadhista-ku-tilmaamay-cago-juglayn-iyo-cabsi-gelin\/","title":{"rendered":"Afhayeenka WADDANI Oo yeedhmada xafiiska dambi-baadhista ku tilmaamay cago-juglayn iyo cabsi gelin."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun, ayaa waxa saaka looga yeedhay xarunta dambi-baadhista Hargeysa, halkaasoo uu sheegay in su\u2019aallo laga xidhiidha dhaleecaymaha uu xukuumadda u jeediyo lagu waydiiyey.<\/p>\n<p>Afhayeenka, ayaa sheegay in su\u2019aallaha la waydiiyey ay ku jirtay arrin uu shalay ka dhawaajiyey oo ah in uu madaxweynuhu si xan ku soo gaadhay u nasab cay isaga, taasoo uu sheegay in caynteedii uu u gudbiyey xafiiska dambi-baadhista, kaddib markii la waydiiyey.<\/p>\n<p>Barkhad Jaamac Batuun, ayaa sidoo kale yeedhmada xafiiska dambi-baadhista ku tilmaamay cago-juglayn iyo cabsi gelin.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun, ayaa waxa saaka looga yeedhay xarunta dambi-baadhista Hargeysa, halkaasoo uu sheegay in su\u2019aallo laga xidhiidha dhaleecaymaha uu xukuumadda u jeediyo lagu waydiiyey. Afhayeenka, ayaa sheegay in su\u2019aallaha la waydiiyey ay ku jirtay arrin uu shalay ka dhawaajiyey oo ah in uu madaxweynuhu si xan ku soo gaadhay u nasab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32597,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-59074","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/wadani.png?fit=266%2C190&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fmO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":59075,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59074\/revisions\/59075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}