{"id":5902,"date":"2015-02-13T11:58:26","date_gmt":"2015-02-13T11:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5902"},"modified":"2015-02-13T11:58:26","modified_gmt":"2015-02-13T11:58:26","slug":"dawladda-ukriane-iyo-falaagada-mucaaridka-ah-oo-heshiis-xabbad-joojineed-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/dawladda-ukriane-iyo-falaagada-mucaaridka-ah-oo-heshiis-xabbad-joojineed-gaadhay\/","title":{"rendered":"Dawladda Ukriane Iyo Falaagada Mucaaridka Ah Oo Heshiis Xabbad Joojineed Gaadhay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150212060224_minsk_talks_walk_640x360_epa_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5904\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150212060224_minsk_talks_walk_640x360_epa_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150212060224_minsk_talks_walk_640x360_epa_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Xabad joojin ayaa lagu wadaa in ay ka bilaabato bariga dalak Ukraine 15-ka bishan oo ku beegan maalinta axadda , sidaasina waxa shaaciyey hoggaamiyaasha Ruushka iyo Ukraine.<\/h2>\n<h2>\u2018Waxan ku guulaysanay in aan ka heshiinay arrimhii ugu waaweynaa\u2019\u2019 ayuu yidhi Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kaddib markii wadahadalo xidhiidh ah uu la yeeshay madaxaweynaha Ukraine Petro Poroshenko,iyo hoggaamiyayaasha Jarmalka iyo Faransiiska.<\/h2>\n<h2>Madaxweynaha Faransiiska waxa uu sheegay in uu heshiiskani yahay mid dhab ah balse aanan wax walba laga heshiin.<br \/>\nKumanaan kun oo qof ayaa ku dhintay dagaalada ka socda bariga dalka Ukraine.<br \/>\nWadahadalda oo ka socda Belarus ayaa waxa diirada lagu saarayaa sidii lagu gaadhi lahaa xabad joojin, sidii hubka culus looga qaadi lahaa bariga Ukraine iyo sidii looga sameyn lahaa bariga Ukraine goob ka caagan miletariga.<\/h2>\n<p><!--En--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xabad joojin ayaa lagu wadaa in ay ka bilaabato bariga dalak Ukraine 15-ka bishan oo ku beegan maalinta axadda , sidaasina waxa shaaciyey hoggaamiyaasha Ruushka iyo Ukraine. \u2018Waxan ku guulaysanay in aan ka heshiinay arrimhii ugu waaweynaa\u2019\u2019 ayuu yidhi Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kaddib markii wadahadalo xidhiidh ah uu la yeeshay madaxaweynaha Ukraine Petro Poroshenko,iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5904,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1xc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5902"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5902\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}