{"id":59,"date":"2014-11-12T06:37:04","date_gmt":"2014-11-12T06:37:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=59"},"modified":"2014-11-12T06:37:04","modified_gmt":"2014-11-12T06:37:04","slug":"taageerayaasha-xisbiga-kulmiye-ee-degmada-togwajala-oo-u-digoroganaya-xisbiga-ucid-kadib-markii-badhasaabka-gobolka-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/taageerayaasha-xisbiga-kulmiye-ee-degmada-togwajala-oo-u-digoroganaya-xisbiga-ucid-kadib-markii-badhasaabka-gobolka-gabiley\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmada Togwajala oo u Digoroganaya Xisbiga Ucid kadib markii Badhasaabka Gobolka Gabiley"},"content":{"rendered":"<div class=\"single-right\">\n<article id=\"post-4449\" class=\"post-4449 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-aragtida-dadweynaha\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>horta anigu Kulmiye ma ihi balse haddii aan ka hawlgalilahaa sidii loo dardargalinlahaana Kalsooni badan kuma qabo<\/p>\n<p>Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmada Togwajala oo u Digoroganaya Xisbiga Ucid kadib markii Badhasaabka Gobolka Gabiley U xaqiijiyey in Madaxweynuhu aanu isa soo sharaxayn mar Saddexaad<br \/>\nTaageerayaasha Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa saaka kulan laqaatey badhasaabka Gobolka Gabiley.kulankaasi oo ay dhallinyaradu kaga hadlayeen sidii loo dardar galinlahaa arimaha xisbiga iyo sidii Maamulada Degmooyinka iyo arimaha Xisbiga la iskula jaan qaadilahaa.dhalinyaradan wajigabax kala kulantay badhasaabka Gobolka Mustafa Shiine kadib markii uu Badhasaabku u sheegey dhalinyaradan in aanu jirin wax kulmiye la yidhaahdaa wakhti xaadirkan.isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi.horta anigu Kulmiye ma ihi balse haddii aan ka hawlgalilahaa sidii loo dardargalinlahaana Kalsooni badan kuma qabo waayo Madaxweynihiiba wuu ka tanaasuley in uu mardambe isasoo sharaxo .hadalkaa badhasaaabka oo<br \/>\nloo turjuntay Kulmiye ma jiree Xisbiyada kale ku biira.sidaas darteed waxay taageerayaashani ku qanceen in ay u digorogtaan todobaadyada soo socda Xisbiga Ucid Haddii allah yidhaa<br \/>\nWabillaahi towfiiq<br \/>\nBy M.A.Xuseen<br \/>\nmustafe sheekh abibakar &lt;xanaan18@gmail.com<\/p>\n<p>*********************************************************************<br \/>\nArabsiyonews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Arabsiyomedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<div class=\"cb\"><\/div>\n<div id=\"authorarea-wrap\">\n<div id=\"authorarea\">\n<div class=\"authorareah3\">\n<div class=\"authorareah3-img\">About the Author<\/div>\n<div>arabsiyo <\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>horta anigu Kulmiye ma ihi balse haddii aan ka hawlgalilahaa sidii loo dardargalinlahaana Kalsooni badan kuma qabo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmada Togwajala oo u Digoroganaya Xisbiga Ucid kadib markii Badhasaabka Gobolka Gabiley U xaqiijiyey in Madaxweynuhu aanu isa soo sharaxayn mar Saddexaad Taageerayaasha Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa saaka kulan laqaatey badhasaabka Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-59","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-X","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=59"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/59\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=59"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=59"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=59"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}