{"id":58974,"date":"2020-08-21T16:49:32","date_gmt":"2020-08-21T16:49:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58974"},"modified":"2020-08-21T16:49:32","modified_gmt":"2020-08-21T16:49:32","slug":"joe-biden-oo-aqbalay-musharraxnimada-madaxweyne-ee-xisbigiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/21\/joe-biden-oo-aqbalay-musharraxnimada-madaxweyne-ee-xisbigiisa\/","title":{"rendered":"Joe Biden oo Aqbalay Musharraxnimada Madaxweyne ee Xisbigiisa"},"content":{"rendered":"<p>Newyork (AN):-Joe Biden, oo muddo ku dhow nus qarni ku dhexjiray siyaasadda Maraykanka ayaa habeenkii xalay aqbalay musharraxa madaxtinimo ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali doona doorashada 3-da November.<\/p>\n<p>Biden ayaa khudbad ka jeediyay shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga oo sannadkan ahaa mid dhinaca TV-yada iyo internet-ka oo kaliya laga daawanayay sababo la xidhiidha xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Biden wuxuu khudbadiisii dadka Maraykanka ugu sheegay inay tahay waqtigii la tuuri lahaa ama xilka laga qaadi lahaa Madaxweyne Donald Trump oo 3 sanno iyo bar xilka soo hayay.<\/p>\n<p>\u201cInagoo isku duuban waan ka adkaan karnaa xilligan mugdiga ah,\u201d ayuu Biden ku yidhi khudbaddiisa. Mareykanka waxaa fara ba\u2019an ku haya xanuunka coronavirus, iyadoo malaayiin qof-na ay xanuunkaasi dartiis shaqo la\u2019aan u noqdeen.<\/p>\n<p>Biden wuxuu ku dooday in madaxweyne Trump \u201cuusan qaadin mas\u2019uuliyadda\u201d faafintaanka cudurka isla markaana uu \u201cdiido inuu hoggaamiyo.\u201d<\/p>\n<p>Biden wuxuu sheegay in ilaa wakhtigan aanu \u201cmadaxweyne Trump lahayn wax qorsho ah\u201d oo lagula dagaallamo xanuunkan coronavirus. Joe Biden wuxuu yidhi Trump \u201cwuxuu ku guuldareystay inuu difaaco Mareykanka\u2026 taasina waa wax aan la cafin karin.\u201d<\/p>\n<p>Khudbadda Biden wuxuu uu ka jeediyay xarun ku taal magaaladiisa Wilmington, ee gobolka Delaware, waxayna khudbadiisu gabogabo u ahayd shirweynaha Dimuqraadiga oo laga soo jeediyay khudbado toos ah iyo kuwa la sii duubay oo lagu amaanayo Biden iyo kuwa lagu weeraray madaxweyne Donald Trump.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa isna toddobadka danbe wuxuu jeedin doonaa khudbad uu ku aqbali doono musharraxa madaxtinimo ee xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\"><\/h3>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Newyork (AN):-Joe Biden, oo muddo ku dhow nus qarni ku dhexjiray siyaasadda Maraykanka ayaa habeenkii xalay aqbalay musharraxa madaxtinimo ee xisbiga Dimoqraadiga uga qeybgali doona doorashada 3-da November. Biden ayaa khudbad ka jeediyay shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga oo sannadkan ahaa mid dhinaca TV-yada iyo internet-ka oo kaliya laga daawanayay sababo la xidhiidha xanuunka COVID-19. Biden wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-58974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/A844E330-FABF-4F53-8A33-A07D07E0E075_w1023_r1_s.jpg?fit=1023%2C575&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-flc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58974","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58976,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58974\/revisions\/58976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}