{"id":5896,"date":"2015-02-13T11:54:47","date_gmt":"2015-02-13T11:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5896"},"modified":"2015-02-13T11:54:47","modified_gmt":"2015-02-13T11:54:47","slug":"yurub-oo-loogu-baaqay-inaanay-gacmaha-ka-laabanin-muhaajiriinta-afrikanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/yurub-oo-loogu-baaqay-inaanay-gacmaha-ka-laabanin-muhaajiriinta-afrikanka-ah\/","title":{"rendered":"Yurub Oo Loogu Baaqay Inaanay Gacmaha Ka Laabanin Muhaajiriinta Afrikanka Ah"},"content":{"rendered":"<h2>Hay\u2019adda xuduudaha Yurub ee Frontex ayaa sheegtay inay samaynayso talaabo kasta oo suurtogal ah si loo badbaadiyo dadka muhaajiriinta ah ee khatarta gala marka ay ka gudbayaan badda Mediaterraneanka.<br \/>\nHadalladaas ayaa yimid kaddib markii dad gaadhaya 300 oo qof oo doonayey inay ka gudbaan ay qaraqoomeen.<\/h2>\n<h2>\u00a0Hay\u2019adda caalamiga ah ee socdaalka ayaa sheegtay inay geerida dadkaas laga hortegi karay iyadoo la isticmaalayo talaabooyin wanaagsan oo naf-badbaadin ah.<\/h2>\n<h2>Afhayeen u hadlay IOM ayaa u sheegay BBC in soo gabagabaynta uu talyaanigu soo gabagabeeyey hawlihii lagula roondaynayey, laguna samata bixinayey muhaajiriinta aysan ka hor istaagayn muhaajiriinta isku daygooda ay Yurub ku imaanayaan.<br \/>\nEmma Bonino oo ah siyaasiyad talyaani ah ayaa sheegtay in loo baahan yahay in Yurub ay degdeg talaabo u qaaddo<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda xuduudaha Yurub ee Frontex ayaa sheegtay inay samaynayso talaabo kasta oo suurtogal ah si loo badbaadiyo dadka muhaajiriinta ah ee khatarta gala marka ay ka gudbayaan badda Mediaterraneanka. Hadalladaas ayaa yimid kaddib markii dad gaadhaya 300 oo qof oo doonayey inay ka gudbaan ay qaraqoomeen. \u00a0Hay\u2019adda caalamiga ah ee socdaalka ayaa sheegtay inay geerida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5899,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1x6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5896\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}