{"id":5895,"date":"2015-02-13T11:52:30","date_gmt":"2015-02-13T11:52:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5895"},"modified":"2015-02-13T11:52:30","modified_gmt":"2015-02-13T11:52:30","slug":"kadib-heshiskii-laga-gaadhay-xaaladda-ukraine-ayay-hogaamiyayaasha-yurub-hanjbaad-u-diree-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/kadib-heshiskii-laga-gaadhay-xaaladda-ukraine-ayay-hogaamiyayaasha-yurub-hanjbaad-u-diree-ruushka\/","title":{"rendered":"Kadib Heshiskii Laga Gaadhay Xaaladda Ukraine Ayay Hogaamiyayaasha Yurub Hanjbaad U Diree Ruushka"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150212172749_minsk_leaders_624x351_afp-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5897\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150212172749_minsk_leaders_624x351_afp-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"150212172749_minsk_leaders_624x351_afp-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hogaamiyayaasha qaaradda Yurub waxa ay sheegayaan in ay suuragal tahay inay cunna qabateyn dheeraad ah saran Ruushka, haddii aysan si wanaagsan uga shaqeynin heshiiska xabad joojinta ee laga gaadhay dagaalka bariga Ukraine.<br \/>\nRa\u2019iisul wasaaraha dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxa ay tilmaamtay in fursadda cunna qabateynta ka dhanka ah Ruushka ay sii furnaaneyso, haddii heshiiska xabad joojinta ee bariga Ukraine aan loo hogaansamin.<\/h2>\n<h2>\u00a0Waxa ay hadalkaasi ka sheegtay shir jaraa\u2019id ay ku qabatay magaalada Brussels.<\/h2>\n<h2>\u201cAad baan uga warqabnaa inay jiraan weli dadaallo badan oo u baahan in la sameeyo, taasina waa sababta ay fursadaha jawaabta oo dhan u furnaanayaan. Haddii ay si wanaagsan u meel marto waan taageereynaa hanaankan.\u201d .<br \/>\nWaxayna intaa ku dartay, \u201cwaana ka mahad celineynaa in taasi laga warhayo, haddii ay dhaqan gali waydana ma hor istaageyno in cunna qabateyn dheeraad ah la saaro Ruushka iyo mucaaradka Ukraine.\u201d<br \/>\nXabad joojinta ee Ukraine waxa ay bilaabaneysaa saqda dhexe ee habeenka sabtida.<br \/>\nDowladda Mareykanka ayaa tallaabadaasi waxa ay ku qeexeysaa inay tahay arrin aad muhiim u ah oo dhanka nabadda loo qaaday<\/h2>\n<p><!--EndFragm--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyayaasha qaaradda Yurub waxa ay sheegayaan in ay suuragal tahay inay cunna qabateyn dheeraad ah saran Ruushka, haddii aysan si wanaagsan uga shaqeynin heshiiska xabad joojinta ee laga gaadhay dagaalka bariga Ukraine. Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxa ay tilmaamtay in fursadda cunna qabateynta ka dhanka ah Ruushka ay sii furnaaneyso, haddii heshiiska xabad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5897,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5895","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1x5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5895"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5895\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}