{"id":58847,"date":"2020-08-15T15:43:42","date_gmt":"2020-08-15T15:43:42","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58847"},"modified":"2020-08-15T15:48:11","modified_gmt":"2020-08-15T15:48:11","slug":"golaha-guurtida-somaliland-oo-a-hadlay-dagaal-beeleedyo-kasoo-cusboonaday-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/15\/golaha-guurtida-somaliland-oo-a-hadlay-dagaal-beeleedyo-kasoo-cusboonaday-sool\/","title":{"rendered":"Golaha Guurtida Somaliland Oo a Hadlay Dagaal Beeleedyo Kasoo Cusboonaday Sool"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbixin ka dhegeystay xildhibaano ka tirsan golahaasi oo loo xilsaaray shaqaaqo laba beelood ku dhex martay deegaamo ka tirsan Gobolka Sool. Guddoomiyaha Golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa mudaneyaasha ka dalbaday in ay golaha warbixin ka siiyaan colaada todobaadkan ka dhacday Deegaamada Jidbaale iyo nawaaxiga Adhi-cadeeye. Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo kamida mudaneyaasha goluhu ka waraystay colaadaasi, ayaa faahfaahin ka bixiyey baaxada khasaaraha kala gaadhay labada beelood iyo halka ay marayaan dedaallada nabadeed ee lagu dejinayo xiisadaasi. Xildhibaan Xasan Cumar oo isna halkaasi ka hadlay, ayaa sheegay in iyadoo loo fadhiyo daminta colaad todobaadkii hore dhacday, ay shaqaaqo kale ka soo korodhay deegaamo kale, labada beeloodna ay kala gaadhay dhimasho iyo dhaawac labaduba.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):- Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbixin ka dhegeystay xildhibaano ka tirsan golahaasi oo loo xilsaaray shaqaaqo laba beelood ku dhex martay deegaamo ka tirsan Gobolka Sool. Guddoomiyaha Golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa mudaneyaasha ka dalbaday in ay golaha warbixin ka siiyaan colaada todobaadkan ka dhacday Deegaamada Jidbaale iyo nawaaxiga Adhi-cadeeye. Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51326,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-58847","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/golaha.jpg?fit=640%2C427&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fj9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58848,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58847\/revisions\/58848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}