{"id":5878,"date":"2015-02-13T11:34:28","date_gmt":"2015-02-13T11:34:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5878"},"modified":"2015-02-13T11:34:28","modified_gmt":"2015-02-13T11:34:28","slug":"wasiir-maxamed-biixi-oo-sheegay-inay-ethiopia-isla-afgarteen-talaabo-laga-qaado-kooxda-wabar-ee-ciidanka-qaranka-qulujeed-ku-weerartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/13\/wasiir-maxamed-biixi-oo-sheegay-inay-ethiopia-isla-afgarteen-talaabo-laga-qaado-kooxda-wabar-ee-ciidanka-qaranka-qulujeed-ku-weerartay\/","title":{"rendered":"Wasiir Maxamed Biixi Oo Sheegay Inay Ethiopia Isla Afgarteen Talaabo Laga Qaado Kooxda Wabar Ee Ciidanka Qaranka Qulujeed Ku Weerartay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/6070f46c5441c1d6c4043cb2bcc1a0ae_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5881\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/6070f46c5441c1d6c4043cb2bcc1a0ae_L-224x300.jpg?resize=224%2C300\" alt=\"6070f46c5441c1d6c4043cb2bcc1a0ae_L\" width=\"224\" height=\"300\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay inay Dawladda Ethiopia kawada hadleen Weerarka Kooxda Suldaan Wabar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka ee Qulujeed, islamarkaana ay u balanqaaday inay talaabo ka qaadayso Kooxda dalkeeda ku dhuumanaysa.<\/p>\n<p>\u201cArrintaa dawladda Itoobiya waanu kala hadalay waxaanay dawladda Itoobiya noo balan qaaday in ay tallaabo deg deg ah ka qaadayaan maleeshiyadaasina waxaay ahayd dablay nabad-diid ah oo si tuugo ah Itoobiya ugu dhuumanaysay .markaa arrintaasi si dhakhso ah ayay u soo af-jarmaysaa,\u201d ayuu yidhi Wasiir Maxamed Biixi oo Warbaahinta Dawladda la hadlayay<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Biixi waxa uu sheegay in labada dhinacba talaabo ka qaadayo Kooxda Wabar \u201cSomaliland iyo Itoobiya waa laba dal oo xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo oo aan isku qarinin cid dalka kale cadaw ku ah..Tuugo dhuumanaysaana iskuma dili karto Somaliland iyo Itoobiya dhankastaana tallaabo ayuu ka qaadayaa wixii noocaas ah\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu ku dooday inaanay Xidhiidhka labada dal waxba u dhimayn Kooxda gudaha Ethiopia kaga soo duulaysa Somaliland \u201cWax ay arrintaasi u dhimayso xidhiidhka wanaagsan ee labada waddan ka dhexeeyaana ma jirto, Somaliland-na kama suura galayso in Itoobiya cid cadaw ku ahi soo dhex marto oo ay ku duusho Itoobiyana dhankeeda way balan qaaday waxaanay noo caddaysay in arrinta dhacday ay ahayd mid ay sameeyeen koox tuugo ah oo dhuumasho ugu kala gudubtay labada dal waxaanay ballan qaad buuxa ku bixisay dawladda aanu jaarka nahay ee Itoobiya in si midaysan dhan looga soo wada jeesto cid kasta oo lid ku ah nabad gelyada iyo iskaashiga labada waddan.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu intaasi raaciyay \u201c Arrinta kooxdan nabad-diidka ahna tallaabo cad inay ka qaadayaan ayay noo caddeeyeen, Somaliiland iyo Itoobiyana way ka midaysan yihiin ka hor tagga wax kasta oo wax yeelo ku keenaya ama wax u dhimi kara nabad gelyada guud ahaan mandaqada gaar ahaan labada waddan,\u201dayuu yidhi Wasiirka Khaarajigu.<\/p>\n<p>Danjiraha Ethiopia u jooga Hargeysa ayaa dhawaan sheegay inay baadhis ku wadaan in kooxda Ciidanka Qaranka Somaliland weerartay tahay Kuwa taageersan Wabar iyo inkale marka ay caddaatana ay talaabo ka qaadi doonaan<br \/>\n<!--EndFragment--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay inay Dawladda Ethiopia kawada hadleen Weerarka Kooxda Suldaan Wabar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka ee Qulujeed, islamarkaana ay u balanqaaday inay talaabo ka qaadayso Kooxda dalkeeda ku dhuumanaysa. \u201cArrintaa dawladda Itoobiya waanu kala hadalay waxaanay dawladda Itoobiya noo balan qaaday in ay tallaabo deg deg ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5881,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1wO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5878","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5878"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5878\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}