{"id":58735,"date":"2020-08-06T13:19:01","date_gmt":"2020-08-06T13:19:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58735"},"modified":"2020-08-06T15:40:19","modified_gmt":"2020-08-06T15:40:19","slug":"facebook-iyo-twitter-oo-hawada-ka-saaray-muuqaalo-uu-trump-faafinayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/06\/facebook-iyo-twitter-oo-hawada-ka-saaray-muuqaalo-uu-trump-faafinayey\/","title":{"rendered":"Facebook Iyo Twitter Oo Hawada Ka Saaray Muuqaalo Uu Trump Faafinayey"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000; background-color: #ff9900;\"><strong>ARABSIYONEWS<\/strong><\/span>-Washington)-Shabakadaha internetka ee Twitter iyo Facebook ayaa hawada ka saaray fiiramaha uu barahaasi ku faafinayey Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.<\/p>\n<p>Fariimahan hawada laga saaray ayaa la xadhiidhay been uu faafinayey Trump oo ku aadan cudurka Covid19, Muuqaaladan ayaa waxaa kamid ahaa wareysi uu Trump dhawaan bixiyey oo uu ku sheegayey in Carruurta da\u2019ada yar aanu ku dhicin cudurka Covid19, taasi oo ah \u2018 been\u2019 maadaama uu cudurkan hore ugu dhacay carruur badan oo qaarkood u geeriyooday.<\/p>\n<p>Twitter iyo Facebook ayaa ku khasabtay Trump inuu ka saaro muuqaalada bartiisa, hadii uu doonayo inuu sii isticmaalo shabakadahaasi arrintaasi oo ay muuqato inay u hogaansameen kooxda u shaqeysa Trump.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ARABSIYONEWS-Washington)-Shabakadaha internetka ee Twitter iyo Facebook ayaa hawada ka saaray fiiramaha uu barahaasi ku faafinayey Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Fariimahan hawada laga saaray ayaa la xadhiidhay been uu faafinayey Trump oo ku aadan cudurka Covid19, Muuqaaladan ayaa waxaa kamid ahaa wareysi uu Trump dhawaan bixiyey oo uu ku sheegayey in Carruurta da\u2019ada yar aanu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58736,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-58735","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Snapshot_2173.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fhl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58735","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58735"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58735\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58737,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58735\/revisions\/58737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58736"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58735"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58735"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58735"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}