{"id":58703,"date":"2020-08-05T13:22:32","date_gmt":"2020-08-05T13:22:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58703"},"modified":"2020-08-05T13:24:03","modified_gmt":"2020-08-05T13:24:03","slug":"dowlada-masar-oo-kabaxday-hishiiska-wabiga-nile-sudan-oo-hanjabad-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/05\/dowlada-masar-oo-kabaxday-hishiiska-wabiga-nile-sudan-oo-hanjabad-ethiopia\/","title":{"rendered":"Dowlada Masar oo kabaxday hishiiska wabiga Nile &#038; Sudan oo hanjabad Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"background-color: #ffcc00;\">Khartuum (AN)<\/span> :- Waxaa sii xoogeesanayaa muranka iyo khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Masar , Sudan iyo Itoobiya ee ka dhashay biyo xireenka weyn ee Wabiga niil ka dhiseyso Dowlada Itoobiya .<\/p>\n<p>Dowlada Masar ayaa shaacisay in ay isaga baxday wadahadalo hor leh oo la doonayay in xal looga gaaro muranka ka dhashay biyo xireenka Wabiga Niil ka dhiseyso Dowlada Itoobiya.<\/p>\n<p>Muranka ka dhashay buuxinta biyo xireenka ee u dhaxeeya sadexda dowlada ayaa sii xoogeestay kadib markii dowlada Itoobiya soo jeedisay tilaabooyin cusub oo la xiriira buuxinta biyo xireenka wabiga Niil.<\/p>\n<p>Wasiirka waraabka iyo biyaha dowlada Suudaan, Yaasir Cabbaas ayaa sheegay inay soo gaadhay warqad ka timid xukuumada Itoobiya oo qeexeysa tallaabooyinka ay soo jeediyeen oo aysan ku qancin dalkiisa.<\/p>\n<p>Waxa uuna ku hanjabay wasiirka in dowladiisa ay isaga bixi doonto wadahadaada xalka lagu raadinayo hadii ay dowlada Itoobiya kusii adkeesato talaabooyinkan cusub ee lagu buuxinayo biyo xireenka Wabiga Niil.<\/p>\n<p>Dowlada Itoobiya ayaa ku faraxsan tahay biyo xireenka buuxsamay xilli roobabka ay bishii Juun ka bilowdeen halkaas , waxaana taa badalkeeda waddamada Masar iyo Suudaan ka walaacsan saameynta ka dhalan karta arrintaas .<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<h4><span style=\"color: #000000; background-color: #ff9900;\">Arabsiyonews2020@gmail.com<\/span><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartuum (AN) :- Waxaa sii xoogeesanayaa muranka iyo khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Masar , Sudan iyo Itoobiya ee ka dhashay biyo xireenka weyn ee Wabiga niil ka dhiseyso Dowlada Itoobiya . Dowlada Masar ayaa shaacisay in ay isaga baxday wadahadalo hor leh oo la doonayay in xal looga gaaro muranka ka dhashay biyo xireenka Wabiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58704,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-58703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/http___com.ft_.imagepublish.upp-prod-us.s3.amazonaws.jpg?fit=700%2C394&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fgP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58703"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58707,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58703\/revisions\/58707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}