{"id":58655,"date":"2020-08-02T14:18:26","date_gmt":"2020-08-02T14:18:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58655"},"modified":"2020-08-02T14:18:26","modified_gmt":"2020-08-02T14:18:26","slug":"sababta-xabsi-guri-loogu-hayo-guddoomiyaha-ururka-oromada-ee-olf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/08\/02\/sababta-xabsi-guri-loogu-hayo-guddoomiyaha-ururka-oromada-ee-olf\/","title":{"rendered":"Sababta Xabsi Guri Loogu Hayo Guddoomiyaha Ururka Oromada Ee OLF"},"content":{"rendered":"<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Guddoomiyaha Ururka OLF Dawid Ibsaa ayaa sheegay labadii isbuuc ee ugu dambeeyey iney dowladda waddanka Itoobiya xabsi guri gelisay isla-markaana ay ka xidhay taleefankiisa Gacanta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">\u201cCiidamadu waxa ay yihiin marki aan weydiiyey waxay ii sheegeen iney amnigeyga u baqayaan oo ay ilaalinayaan ammaankiisa, hadalkooda ayaanna aaminay, balse markii dambe ayey xaaladdu isbeddeshay\u201d ayuu yiri Dawit Ibsaa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">\u201cJimcihii shalay ahaana waxaa la ii sheegay inuu gurigeyga qofna uu geli karin qofna uu ka bixi karin, waxaana galabnimidi Jimcaha la iga jaray taleefankeygi gacanta ee aan aniga gaarka u lahaa. Xubnaha gurigiisa isku hareereeyey iney dowladda dhexe ka socdaanna waxaan ku ogaaday tuutaha federaal booliska ee ay xirnaayeen.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Dowladda dhexe ee dalkaasi Itoobiya hadalka ka soo yeeray guddoomiyaha ururka OLF kama aysan hadal balse wuxuu horay Ra;isal wasaaraha dalka Itoobiya uu sheegay dhibaatooyinka dalka Itoobiya ka dhacayo inuu ka dambeeyo ururka OLF garabkiisa ubeysan ee duurka ku jira.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Xafiiska Ra\u2019isal wasaaraha dalka Itoobya oo ka hadlay war qoraal ah oo ay kaga hadlayeen dilka loo geystay fannaanki dalkaasi Itoobiya lagu dilay Hachaaluu Hundeesaa wuxuu sheegay iney ka dambeeyeen ururro siyaasadeed oo isugu jira kuwa hubeysan iyo kuwa aan hubeysneen oo nabadda qaatay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<h2 id=\"Shirka-Ururka-ee-qabsoomay-guddoomiyaha-oo-ka-maqan\" class=\"SubHeading-sc-1kh1qhu-1 jHLqCp\" tabindex=\"-1\">Shirka Ururka ee qabsoomay guddoomiyaha oo ka maqan<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Guddoomiyaha Ururka OLF Dawid Ibsaa oo BBC uga warramay shir uu isagu ka qayb gelin oo ay hoggaanka sare ee ururku yeesheen. Guddoomiye Dawit oo arrintaasi ka hadlayey wuxuu yiri: \u201cHoggaanka ururku iney laba u qaybsameen hadalhayn ka dhalatay ayaa jirtay, balse wararka sheegaya in aniga guddoomiyanimada la iga qaadayo la iguna beddelay Araarso Biqila, warkaasi waa been oo waxba kama jiraan.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Ninka la sheegay in guddoomiyaha Ururka OLF uu noqday, Araarso Biqila wuxuu xaqiijiyey shirka hoggaanka ururku ay ku yeesheen xafiiska ururku inuu ahaa mid sharci ah guddoomiye Dawit Ibsaa uu ogaa raallina uu ka ahaa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Hase yeeshee, madaxa xafiiska ururka OLF Dr Gedaa Oljira wuxuu sheegay shirka ururka uu hogaaminayey Araarso Biqila inuu sharci ahayn ururkuna uu aqoonsaneen.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedLargeNoMargin-sc-12lwanc-5 tOkbK\">\n<figure class=\"Figure-sc-6a3dhy-0 gJUCFc\">\n<div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridItemChildLarge-sc-12lwanc-9 fkKpIa\">\n<div class=\"ImagePlaceholder-sc-11u25v2-0 _StyledImagePlaceholder-gu1fm2-0 dWHIXb\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"StyledImg-sc-7vx2mr-0 dQLeqZ\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/640\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg?w=696&#038;ssl=1\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/240\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/320\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/480\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/800\/cpsprodpb\/1116C\/production\/_102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg 800w\" alt=\"OLF\"  \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><figcaption class=\"Caption-sc-16x70so-0 bjgllj\"><em>Colaadda u dhaxeysa dowladda Itoobiya iyo OLF ayaa sababtay in kumannaan qof oo Oromo ah ay dalka Itoobiya ka qaxaan.<\/em><\/p>\n<\/figcaption><div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridItemChildLarge-sc-12lwanc-9 ichKJL\"><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">OLF oo muddo ka badan 40 sana ku jirtay dagaal hubeysan ayaa dooneysay in gobolka Oromia ee ay degto qowmiyadda ugu tirada badan dalkaasi Itoobiya ee qowmiyadda Oromada uu ka tashado aayahiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Waxayna ugu dambeynta bishi 8-dda Augsut, 2018-kii ay heshiis nabadeed ku kala saxeexdeen Itoobiya iyo OLF magaalada Asmara ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">OLF marki ay nabadda qadatay oo ay dowladda Itoobiya la heshiiyeen kaddib waxaa soo kala dhex gashay kala aragti duwanaasho sababtay iney jabahaddi hore haatanna ah OLF ay laba u qaybsano oo ay qayb ka mid ah ay hubkoodi dib u qaataan oo ay Itoobiya dagaal kaga soo horjeestaan iyaga oo fariisimo ka dhigtay galbeedka dalkaasi Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Ururka OLF Dawid Ibsaa ayaa sheegay labadii isbuuc ee ugu dambeeyey iney dowladda waddanka Itoobiya xabsi guri gelisay isla-markaana ay ka xidhay taleefankiisa Gacanta. \u201cCiidamadu waxa ay yihiin marki aan weydiiyey waxay ii sheegeen iney amnigeyga u baqayaan oo ay ilaalinayaan ammaankiisa, hadalkooda ayaanna aaminay, balse markii dambe ayey xaaladdu isbeddeshay\u201d ayuu yiri Dawit [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58657,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-58655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/102869996_fbbde0db-6a14-4e89-89f9-c16a20df5ec5.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fg3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58655"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58658,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58655\/revisions\/58658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}