{"id":5856,"date":"2015-02-12T12:16:50","date_gmt":"2015-02-12T12:16:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5856"},"modified":"2015-02-12T12:16:50","modified_gmt":"2015-02-12T12:16:50","slug":"hogaamiyayaasha-jaramalka-iyo-faransiiska-oo-shir-ku-saabsan-xaaladda-ukraine-ku-yeeshay-dalka-belarus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/12\/hogaamiyayaasha-jaramalka-iyo-faransiiska-oo-shir-ku-saabsan-xaaladda-ukraine-ku-yeeshay-dalka-belarus\/","title":{"rendered":"Hogaamiyayaasha Jaramalka Iyo Faransiiska Oo Shir Ku Saabsan Xaaladda Ukraine Ku Yeeshay Dalka Belarus"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/download13.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5860\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/download13.jpg?resize=281%2C180\" alt=\"download13\" width=\"281\" height=\"180\" \/><\/a>Hogaamiyayaasha Ukraine, Russia, Germany iyo France ayaa ku kulmaya xarunta Belarus ee Minsk oo ay ku leeyihiin shir yar oo la doonayo in lagu xalliyo xiisadda ka taagan bariga Ukraine.<br \/>\nMadaxweyne France, Hollande, iyo ra\u2019iisul wasaaraha Germany,Angela Merkel, ayaa wadahadalo sadax geesood ah la leh madaxweynaha Ukraine Poroshenko si ay go\u2019aan mid ah u qaataan ka hor inta aysan bilaaban wadahadalada madaxweyne Putin.<\/h2>\n<h2>\u00a0Waxyaabaha ugu weyn ee laysku mari la\u2019yahay ee u dhexeeya labada qeyb ayaa ah in Kiev ama falaagada cidda ay noqoneyso inay maamusho xadka u dhexeeyay ayaa ah cidda maamuleyso xadka Ukraine iyo Russia.<\/h2>\n<h2>Hogaamiyayasha taageersan Russia ayaa sidoo kale jooga Minsk una diyaar ah inay saxiixaan heshiis hadii la gaadho<\/h2>\n<p><!--En--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyayaasha Ukraine, Russia, Germany iyo France ayaa ku kulmaya xarunta Belarus ee Minsk oo ay ku leeyihiin shir yar oo la doonayo in lagu xalliyo xiisadda ka taagan bariga Ukraine. Madaxweyne France, Hollande, iyo ra\u2019iisul wasaaraha Germany,Angela Merkel, ayaa wadahadalo sadax geesood ah la leh madaxweynaha Ukraine Poroshenko si ay go\u2019aan mid ah u qaataan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5860,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ws","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5856","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5856"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5856\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}