{"id":58555,"date":"2020-07-28T16:53:01","date_gmt":"2020-07-28T16:53:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58555"},"modified":"2020-07-28T17:38:23","modified_gmt":"2020-07-28T17:38:23","slug":"telesom-oo-samaysay-qiimo-dhimistii-ugu-balaadhnayd-abid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/07\/28\/telesom-oo-samaysay-qiimo-dhimistii-ugu-balaadhnayd-abid\/","title":{"rendered":"Shirkadda Telesom oo ka Hadashay Adeegyo Cusub oo ay soo Kordhisay"},"content":{"rendered":"<p>Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo Kulan Warbaahineed ku qabatay Xaruntooda Caasimadda Hargaysa ayaa Shaacisay adeegyo Cusub oo Wax weyn ka taraya wada xidhiidhka Bulshadda.<\/p>\n<p>Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay Agaasimaha Xidhiidhka Iyo Horumarinta bulshadda ee Shirkadda Telesom Mr C.wahaab Maax \u00a0Waxaanu sheegay in Shirkadda Telesom ay door weyn ka ciyaarto dhisitaanka dhallinyaradda dalka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkani Waxa uu si faahfaahsan uga hadlay waxqabadka kala duwan ee ay shirkadu geliso dalka guud ahaantii si ay uga qayb qaadato horumarka kala gedisan ee Waddanka ka socda.<\/p>\n<p>Agaasimaha Xidhiidhka Iyo Horumarinta bulshadda ee Shirkadda Telesom C.wahaab Maax waxa uu daboolka ka qaaday in Shirkadu ay maanta daahfurayso Barnaamij Cusub oo taageero u ah dhallinyaradda Somaliland kaas oo ay ugu magac dareen aroos wacan oo lagu dhiirigelinayo da\u2019yarta xiligan ku jirta marxaladda guurka, Waxaanu sarkaalkani sheegay in Bilaha ka hadhsan Sannadkan 2020 uu barnaamijkani dhisi doono 30 Qoys oo laga bixinayo Kharashka arooska oo ay Mudnaanta siinayaan Agabka la dhigayo Guriga oo shirkadu ay u iibinayso isla markaana ay ka bixinayo mudo Lix bilood ah Kirada Guryaha ay degayaan iyadoo loo raacinayo Biilkii ay u baahnaayeen.<\/p>\n<p>Geesta Kale Cabdiraxmaan Aadan Ismaaciil madaxa suuq-geyta shirkadda Isgaadhsiinta Telesom \u00a0ayaa sheegay in Shirkadda oo ka duulaysa Raaligelinta Macaamiisheeda ay Munaasibadda weyn ee Ciidul Adxa ay diyaariyeen adeegga Kaafiye kaas oo u sahlaya Macaamiisha inay qiimo go\u2019an oo dhan 7 Dollar ku hadlaan bishii oo dhan.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\"><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/N-GaTjQ-iwU?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"100%\" height=\"360\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/div><figcaption><strong>Agaasimaha Xidhiidhka Iyo Horumarinta bulshadda ee Shirkadda Telesom<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n<figure class=\"wp-block-embed-youtube wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\">\n<div class=\"wp-block-embed__wrapper\"><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Bl1VIAf5-ZU?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"100%\" height=\"360\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/div><figcaption><strong>Madaxa suuq-geyta shirkadda Isgaadhsiinta Telesom<\/strong><\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo Kulan Warbaahineed ku qabatay Xaruntooda Caasimadda Hargaysa ayaa Shaacisay adeegyo Cusub oo Wax weyn ka taraya wada xidhiidhka Bulshadda. Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay Agaasimaha Xidhiidhka Iyo Horumarinta bulshadda ee Shirkadda Telesom Mr C.wahaab Maax \u00a0Waxaanu sheegay in Shirkadda Telesom ay door weyn ka ciyaarto dhisitaanka dhallinyaradda dalka. Mas\u2019uulkani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58568,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-58555","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/maxresdefault-54.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fer","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58555"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58569,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58555\/revisions\/58569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58568"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}