{"id":5853,"date":"2015-02-12T12:10:26","date_gmt":"2015-02-12T12:10:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5853"},"modified":"2015-02-12T12:10:26","modified_gmt":"2015-02-12T12:10:26","slug":"war-deg-deg-ah-dad-gaajo-iyo-haraad-ugu-geeriyooday-degmada-raaga-ceelle-ee-shabeellaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/12\/war-deg-deg-ah-dad-gaajo-iyo-haraad-ugu-geeriyooday-degmada-raaga-ceelle-ee-shabeellaha-dhexe\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah Dad Gaajo Iyo Haraad Ugu Geeriyooday Degmada Raaga Ceelle Ee Shabeellaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/search.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5854\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/search.jpg?resize=168%2C90\" alt=\"search\" width=\"168\" height=\"90\" \/><\/a>Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in gaajo iyo haraad ay u dhinteen Laba qof oo ka mid ah dadka ku nool tuulooyin hoostaga degmadaasi.<\/p>\n<p>Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Amiin oo ka mid ah waxgaradka degmadaasi ayaa sheegay in Tuulooyin badan oo dhanka qorax u dhaca kaga aadan degmada Raaga Celle ay ka jiraan abaar saameyn ku yeelatay dad iyo duunyo.<\/p>\n<p>&#8220;Laba qof ayaa dhimatay, xoolihii wey dhamaadeen, dadka raashiin ma heli karaan, waxaan dhihi karaa abaar ayaa ku dhufatay, mudooyinkaan dambe abaarta wey haysay, hadii aan laga soo gaarin dhibaatada waxaa laga yaabaa in tuulooyinka ay kasoo gudubto oo degmadii ay timaado\u201d ayuu yiri Nabadoonka.<\/p>\n<p>Dhanka caafimaadka ayuu sheegay in aanu lahayn goobo dadka lagu daweeyo, waxaana badi tuulooyinka uu tilmaamay in ay ku sugan yihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Tuulooyinka xaaladda adag ay ka jirto ee degmada Raaga Ceelle weli waxaa ku sugan Al-shabaab, dowladana uma jeedno dadaal ay ku qabanayso, anaga dowlad dhegaha ayaan ka maqalnaa laakiinse ma aragno\u201d ayuu Nabadoon Cabdullaahi hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Amiin oo ku sugan degmada Raaga Ceelle waxa uu ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha in xil gaar ah uu iska saaro sidii loogu gurman lahaa shacabka ku dhaqan degmadaasi iyo deegaanada hoostaga.<\/p>\n<p><!--E--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in gaajo iyo haraad ay u dhinteen Laba qof oo ka mid ah dadka ku nool tuulooyin hoostaga degmadaasi. Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Amiin oo ka mid ah waxgaradka degmadaasi ayaa sheegay in Tuulooyin badan oo dhanka qorax u dhaca kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5854,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1wp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5853"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5853\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}