{"id":5844,"date":"2015-02-12T12:01:11","date_gmt":"2015-02-12T12:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5844"},"modified":"2015-02-12T12:01:11","modified_gmt":"2015-02-12T12:01:11","slug":"madaxwayanaha-nigeria-oo-sheegay-inuu-rajo-wanaagsan-ka-qabo-ammaanka-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/12\/madaxwayanaha-nigeria-oo-sheegay-inuu-rajo-wanaagsan-ka-qabo-ammaanka-dalkiisa\/","title":{"rendered":"Madaxwayanaha Nigeria Oo Sheegay Inuu Rajo Wanaagsan Ka qabo Ammaanka Dalkiisa"},"content":{"rendered":"<div id=\"above_article_campaign\">\n<div class=\"ad_holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/batalaalenews.net\/uploads\/article\/photo\/IMG_C2D674-482CF0-5C420E-C28C77-F7584C-F1D892.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/batalaalenews.net\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_C2D674-482CF0-5C420E-C28C77-F7584C-F1D892.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/batalaalenews.net\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<div class=\"image_shaddow\">Madaxweynaha Nigeria, Goodluck Jonathan, ayaa sheegay in uu filayo in xaaladda ammaan ee waqooyi bari dalkiisa ay wanaagsanaan doonto todobaadyada soo socda.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<h2>Madaxweynaha ayaa sheegay in doorashada la qaban doono, dowlad cusubna ay diyaar noqon doonto marka uu dhammaado waqtiga tan hadda jirta, oo ah 29-ka bisha May.<br \/>\nDoorashada dalka Nigeria ayaa dib loo dhigay ilaa dhammaadka bisha March, waxaana dadka qaar ay ka cabsi qabaan in ammaan darrida dalka ka jirta loo adeegsado sabab aanay doorasho ku dhici karin, taasina ay meesha ka saarto fursada uu ku guuleysan karo musharaxa mucaaradka, Maxamadu Buhari.<\/h2>\n<h2>Balse madaxweyne Jonathan ayaa saadaalinaya in inkasta oo aan Boko Xaraam si buuxda looga adkaan doonin, haddana ay xaaladda dalka sidan dhaami doonto, ayna doorashada qabsoomi doonto.<\/h2>\n<h2>Waxa uu sheegay in uu rumeysan yahay in ciidammada Nigeria oo garab ka helaya kuwa dalalka gobolka, ay todobaadyada soo socda soo xoreyn doonaan ugu yaraan qaar ka mid ah gabdhaha iskuuleyda ah ee Boko Xaraam u afduuban.<br \/>\nIn ka badan 200 oo gabdho iskuuley ah ayaa weli u afduuban Boko Xaraam, kaddib markii ay dagaalyahannada ururkaasi ka kaxeysteen iskuul ay ku hoyanayeen bishii April ee lasoo dhaafay.<\/h2>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Nigeria, Goodluck Jonathan, ayaa sheegay in uu filayo in xaaladda ammaan ee waqooyi bari dalkiisa ay wanaagsanaan doonto todobaadyada soo socda. Madaxweynaha ayaa sheegay in doorashada la qaban doono, dowlad cusubna ay diyaar noqon doonto marka uu dhammaado waqtiga tan hadda jirta, oo ah 29-ka bisha May. Doorashada dalka Nigeria ayaa dib loo dhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1wg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5844"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5844\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}