{"id":5838,"date":"2015-02-12T11:55:41","date_gmt":"2015-02-12T11:55:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5838"},"modified":"2015-02-12T11:55:41","modified_gmt":"2015-02-12T11:55:41","slug":"daawo-sawiro-taliye-fadal-oo-saldhig-cusub-u-dhagax-dhigay-dadka-degan-degmada-maxamuud-haybe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/12\/daawo-sawiro-taliye-fadal-oo-saldhig-cusub-u-dhagax-dhigay-dadka-degan-degmada-maxamuud-haybe\/","title":{"rendered":"DAAWO Sawiro Taliye Fadal Oo Saldhig Cusub U Dhagax Dhigay Dadka Degan Degmada Maxamuud Haybe"},"content":{"rendered":"<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/batalaalenews.net\/uploads\/article\/photo\/IMG_92B240-EB64BD-EE82EC-840D2A-4C6D10-3C47C5.png\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/batalaalenews.net\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_92B240-EB64BD-EE82EC-840D2A-4C6D10-3C47C5.png&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/batalaalenews.net\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">Taliyah Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahii Fadal Iimaan ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonaan. Taliyah Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahii Fadal Iimaan ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonaan Ciidamada Booliska Ee Dagmada<\/p>\n<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Dhismahan Oo kharashka ku baxaya ay Gacanta ku hayaan isla markaana bixinayaan Gudida Horumarinta Dagmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge, ayaa ugu horayn waxa halkaasi waxa halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay Gudoomiyaha Gudida horu marinta Maxamuud Haybe &#8220;waxa moorarkayagii soo dhisay Nasoo kicisay oo aanu gacmah isu qabsanaynaa Nabad galyadaa taamka ah ee booliskii ka fuliyay magaalada waxaanu ugu mahad naqaynaa Jananka iyo Ciiamadiisa,<\/p>\n<p>Tobanii habeen ayaa magaaladii seexatay oo waalidkii fahmay waxa ay qabanjireen ubadkogii, Meelkasata oo boolis iyo xukuumadi taagantahay waanu taaganayahay janankana waxa aan<\/p>\n<p><span id=\"spnCOntent\">ugu mahadnaqaynaa Sidii waxa looga qabtay wixii xumaa.<\/span><\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/11%28153%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/222%2827%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Sidoo kalae waxa halkaa ka hadlay xoghayaha Gudida Garaad Mahad Maxamuud &#8220;ujeedada Gudidan oo ku timi horu marka maayirka caasimada ayaa waxa aanu kor meer ku tagnay saldhiga Qudha dheer Baahida ka jirtana waanu indho indhaynay anagiyo booliiska oo gacmaha is haysat ayaa waxanu go\u2019aaminay in aanu tabaruc ku dhisno Laba qol.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table border=\"1\" cellspacing=\"1\" cellpadding=\"1\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/hadhwanaagnews.ca\/attached\/55%2846%29.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/td>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Gabagabdii waxa halkaa halo ka soo jediyay Taliyaha Ciidamada booliska Sareeye Guuto C\/laahi Fadal Iimaan &#8220;Gudidda horu marinta waxyaha Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge aad ayaan ugu mahadcelinayaa oo iyagu markay arkeen sida fiican ee boolisku u shaqaynayo yidhi waxa aanu si tabaruca u dhisaynayaa sadexdaa maqsin taas aad ayaan uga mahadcelinayaa,waxa kale oo aan u mahadcelinayaa dhamaan Guud ahaa shacbiga Somaliland .<\/p>\n<p>Waxa kale oo aan si gaar ah uga mahad celinayaa mashruucan fulinaysa, Odayaasha ,Salaadiinta ,Cuqaasha Iyo Haweenka Dagmooyinka Maxamuud haybe iyo maxamed mooge<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyah Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahii Fadal Iimaan ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonaan. Taliyah Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahii Fadal Iimaan ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonaan Ciidamada Booliska Ee Dagmada Dhismahan Oo kharashka ku baxaya ay Gacanta ku hayaan isla markaana bixinayaan Gudida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5842,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1wa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5838","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5838"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5838\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}