{"id":58294,"date":"2020-07-15T15:56:21","date_gmt":"2020-07-15T15:56:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58294"},"modified":"2020-07-15T15:56:21","modified_gmt":"2020-07-15T15:56:21","slug":"haweenaydii-gaalowday-ee-ayaan-xirsi-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaan-ilhaan-cumar-iyo-sababta-dagaalkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/07\/15\/haweenaydii-gaalowday-ee-ayaan-xirsi-oo-weerar-ku-qaaday-xildhibaan-ilhaan-cumar-iyo-sababta-dagaalkooda\/","title":{"rendered":"Haweenaydii Gaalowday Ee Ayaan Xirsi Oo Weerar Ku Qaaday Xildhibaan Ilhaan Cumar Iyo Sababta Dagaalkooda"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\">\u00a0Ayaan Xirsi Cali oo asalkeedu\u00a0\u00a0Soomaali\u00a0\u00a0yahay, ahaydna haweenay hore baxday diinta Islaamka, ayaa weerar ku qaaday islamarkaana cambaareysay hadal ka soo yeedhay\u00a0<span class=\"s1\">Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka, lagana soo doortay Gobolka Minnesota.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\">Xildhibaan Ilhaan ayaa shalay goob fagaare ah ka\u00a0\u00a0sheegtay in hannaanka siyaasadda\u00a0\u00a0iyo kan dhaqaale ee Mareykanku u baahan yahay wax ka beddel, sababtana waxay ku sheegtay in ay dad gaar ahi ku intifaacayaan, kuwa laga faa\u2019iidayana aan wax mudnaan ah la siinayn, si ay taasi meesha uga baxdo Ilhaan waxay ku baaqday in wax laga beddelo nidaamkaasi.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cNidaamka dhaqaale iyo kan siyaasadeed ee Mareykanka ma ahan mid cadaaalad samaynaya,\u00a0\u00a0wuxuu mudnaanta siiyaan kuwa gaar ah,\u00a0\u00a0wax shaqo ah kuma laha qofka faa\u2019iidaya iyo kan laga faa\u2019iidayo wuxuu u baahan yahay wax ka beddel\u201d ayay tidhi Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p class=\"p2\">Ayaan Xirsi ayaa siadag naqdiday hadalka\u00a0\u00a0Ilhaan, waxaanna waraysi ay siisay Fox News ku sheegtay in Ilhaan oo ka mid ah wakiilada sharci dejinta Maraykanka in hadal noocaas ah uu ka soo yeedho ay\u00a0\u00a0la yaab ku noqotay, waxaanna ay difaacday in nidaamka Mareykanka aanu u baahnayn in wax laga beddelo sida ay sheegtay Ilhaan, ee uu yahay mid damaanad qaadaya xorriyadda sinaanta iyo cadaaladda.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_807\">\n<div id=\"vi_3333420_807\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CKzrjKWjzeoCFcVG4AodNMgEjw\">\n<div class=\"_vli_default_banner\">\u201cMaxay uga soo qaxday Muqdisho.? Maxay uga soo qaxday dowlad la\u2019aan iyo fowdo.? Maxay kaga soo qaxday dulmi, oo ay Maraykanka u timid, haddana ay i doonaysaa in ay Minnesota u beddesho sidii Muqdisho oo kale\u201d Ayeey tidhi Ayaan Xirsi.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p class=\"p1\">Dooddan cusub ee u dhexeysa labada gabdhood ee Soomaalida ah, ayaa waxaa durbaankeeda si wayn u gaaracaya qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka, gaar ahaa kuwa siyaasadda midigta, waana arrin si gaar ah ay u farxad galineyso dhinacyo kala duwan oo ay colaad siyaasadeed\u00a0\u00a0kala dhexeyso Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p class=\"p1\">Kooxaha siyaasadda midigta iyo Yahuudda ee Mareykanka ayaa beegsanaya Ilhaan Cumar, waxaana hadda muuqata inay u adeegsanayaan gabadh kale oo Soomaali ah. Ilhaan ayaa cadaawad kala kulmaysa Jihooyin kala duwan kadib markii ay abuurtay siyaasaddeeda ku dhisan Yahuud naceybka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo wareysiga Ayaan ee Fox News<\/strong><\/p>\n<p>Ayaan Xirsi Cali oo asalkeedu Soomaali yahay, ahaydna haweenay hore baxday diinta Islaamka, ayaa weerar ku qaaday islamarkaana cambaareysay hadal ka soo yeedhay Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka, lagana soo doortay Gobolka Minnesota.<\/p>\n<p>Xildhibaan Ilhaan ayaa shalay goob fagaare ah ka sheegtay in hannaanka siyaasadda iyo kan dhaqaale ee Mareykanku u baahan yahay wax ka beddel, sababtana waxay ku sheegtay in ay dad gaar ahi ku intifaacayaan, kuwa laga faa\u2019iidayana aan wax mudnaan ah la siinayn, si ay taasi meesha uga baxdo Ilhaan waxay ku baaqday in wax laga beddelo nidaamkaasi.<\/p>\n<p>\u201cNidaamka dhaqaale iyo kan siyaasadeed ee Mareykanka ma ahan mid cadaaalad samaynaya, wuxuu mudnaanta siiyaan kuwa gaar ah, wax shaqo ah kuma laha qofka faa\u2019iidaya iyo kan laga faa\u2019iidayo wuxuu u baahan yahay wax ka beddel\u201d ayay tidhi Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p>Ayaan Xirsi ayaa siadag naqdiday hadalka Ilhaan, waxaanna waraysi ay siisay Fox News ku sheegtay in Ilhaan oo ka mid ah wakiilada sharci dejinta Maraykanka in hadal noocaas ah uu ka soo yeedho ay la yaab ku noqotay, waxaanna ay difaacday in nidaamka Mareykanka aanu u baahnayn in wax laga beddelo sida ay sheegtay Ilhaan, ee uu yahay mid damaanad qaadaya xorriyadda sinaanta iyo cadaaladda.<\/p>\n<p>\u201cMaxay uga soo qaxday Muqdisho.? Maxay uga soo qaxday dowlad la\u2019aan iyo fowdo.? Maxay kaga soo qaxday dulmi, oo ay Maraykanka u timid, haddana ay i doonaysaa in ay Minnesota u beddesho sidii Muqdisho oo kale\u201d Ayeey tidhi Ayaan Xirsi.<br \/>\nDooddan cusub ee u dhexeysa labada gabdhood ee Soomaalida ah, ayaa waxaa durbaankeeda si wayn u gaaracaya qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka, gaar ahaa kuwa siyaasadda midigta, waana arrin si gaar ah ay u farxad galineyso dhinacyo kala duwan oo ay colaad siyaasadeed kala dhexeyso Ilhaan Cumar.<\/p>\n<p>Kooxaha siyaasadda midigta iyo Yahuudda ee Mareykanka ayaa beegsanaya Ilhaan Cumar, waxaana hadda muuqata inay u adeegsanayaan gabadh kale oo Soomaali ah. Ilhaan ayaa cadaawad kala kulmaysa Jihooyin kala duwan kadib markii ay abuurtay siyaasaddeeda ku dhisan Yahuud naceybka.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo wareysiga Ayaan ee Fox News<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FDailyBriefingFNC%2Fvideos%2F221425565579037%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ayaan Xirsi Cali oo asalkeedu\u00a0\u00a0Soomaali\u00a0\u00a0yahay, ahaydna haweenay hore baxday diinta Islaamka, ayaa weerar ku qaaday islamarkaana cambaareysay hadal ka soo yeedhay\u00a0Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka, lagana soo doortay Gobolka Minnesota.\u00a0 Xildhibaan Ilhaan ayaa shalay goob fagaare ah ka\u00a0\u00a0sheegtay in hannaanka siyaasadda\u00a0\u00a0iyo kan dhaqaale ee Mareykanku u baahan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57459,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-58294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ilhan.jpg?fit=1440%2C907&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-fae","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58295,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58294\/revisions\/58295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}