{"id":58251,"date":"2020-07-12T15:53:01","date_gmt":"2020-07-12T15:53:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58251"},"modified":"2020-07-12T18:57:56","modified_gmt":"2020-07-12T18:57:56","slug":"jilaagii-caanka-ahaa-ee-amitabachan-oo-cudurka-corona-ku-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/07\/12\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-amitabachan-oo-cudurka-corona-ku-dhacay\/","title":{"rendered":"Jilaagii Caanka Ahaa Ee  Amitabachan Oo Cudurka Corona Ku Dhacay"},"content":{"rendered":"<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Mumbai, July 12, 2020- (AN)- Amitabh Bachchan, oo Soomaalida aflaanta Hindiga daawataa ay u yaqaanaan Gacmadheere ama Cali Dheere ayaa laga helay Fayraska Korona sida uu ku sheegay bartiisa Twitter-ka ee ay malaayiinta qof ku taxan yihiin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">\u201cWaxaa la iga helay Covid-19, Cisbitaal ayaan ku jiraa. Qoyskeyga iyo shaqaalaha ayaa baadhitaan lagu sameeyay, natiijadooda ayaana la sugayaa,\u201d ayuu ku qoray Twitter-kiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Wiilkiisa Abhishek, oo isna jilaa ah, ayaa markii dambe sheegay in qudhiisa laga helay cudurka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Bachchan oo 77 jir ah ayaa ka qeyb qaatay 200 oo filim tan iyo markii uu jilaaga noqday 50 sanadood ka hor.<\/p>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Labaduba waxa ay hadda jiifaan cisbitalka Nanavati ee magaalada Mumbai, waxaana uu wiilka sheegay in xaaladoodu ay sahlan tahay. Mid kamid ah mas\u2019uuliyiinta isbitaalkaasi ayaa u sheegay wargeyska Indian Express in xaaladda caafimaad ee jilaayaasha ay degan tahay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Amitabh Bachchan ayaa ugu baaqay dhammaan dadkii la kulmay 10-kii maalmood ee la soo dhaafay inay iska baaraan Fayraska.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Kumannaan qof ayaa qoraallo duco iyo dhiiragelin ah u diray xiddigahaasi caanka ah Bollywood.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">\u201cGacma Dheere\u201d ayaa kusoo caan baxay aflaam ay kamid yihiin Zanjeer iyo Sholay. Waxa uu ku guulaystay abaalmarinno badan oo ay kamid tahay tan ugu saraysa ee Faransiiska uu siiyo qof rayid ah.<\/p>\n<div class=\"GridItemConstrainedLargeNoMargin-sc-12lwanc-5 tOkbK\">\n<figure class=\"Figure-sc-6a3dhy-0 gJUCFc\">\n<div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridItemChildLarge-sc-12lwanc-9 fkKpIa\">\n<div class=\"ImagePlaceholder-sc-11u25v2-0 _StyledImagePlaceholder-gu1fm2-0 dWHIXb\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"StyledImg-sc-7vx2mr-0 dQLeqZ td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/640\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg?w=696&#038;ssl=1\" srcset=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/240\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg 240w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/320\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg 320w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/480\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg 480w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg 624w, https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/800\/cpsprodpb\/15CEC\/production\/_113342398_hi062408519.jpg 800w\" alt=\"Amitabh Bachchan\"  \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><figcaption class=\"Caption-sc-16x70so-0 bjgllj\"><em>Bachchan waxa uu ku guulaystay bilado badan tan iyo markii uu soo caanbaxay 1970-meeyadii<\/em><\/figcaption><div class=\"NestedGridParentLarge-sc-12lwanc-10 hfLVVX\">\n<div class=\"NestedGridItemChildLarge-sc-12lwanc-9 ichKJL\"><\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Muddo kooban ayuu siyaasi ahaa, waxaana sannadkii 1984-tii loo doortay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hindiya. Balse waxa uu xilkaasi iska casilay saddex sano kadib markii uu u qaadan waayay fadeexooyinka musuq-maasuq ee hadheeyay xukuumaddii ra\u2019iisal wasaare Rajiv Gandhi.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Bilihii u dambeeyay, waxa uu door muuqda ku lahaa dedaalka ay dowladda Hindiya kula tacaalayso cudurka Covid-19.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"GridItemConstrainedMedium-sc-12lwanc-2 fVauYi\">\n<p class=\"Paragraph-k859h4-0 hymSIv\">Ku dhawaad 821,000 qof ayuu Fayraska Korona ku dhacay dalka Hindiya, waana dalka saddexaad ee ugu kiisaska badan caalamka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mumbai, July 12, 2020- (AN)- Amitabh Bachchan, oo Soomaalida aflaanta Hindiga daawataa ay u yaqaanaan Gacmadheere ama Cali Dheere ayaa laga helay Fayraska Korona sida uu ku sheegay bartiisa Twitter-ka ee ay malaayiinta qof ku taxan yihiin. \u201cWaxaa la iga helay Covid-19, Cisbitaal ayaan ku jiraa. Qoyskeyga iyo shaqaalaha ayaa baadhitaan lagu sameeyay, natiijadooda ayaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58252,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10,6,2],"tags":[],"class_list":["post-58251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-suugaan","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/113342398_hi062408519.jpg?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-f9x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58254,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58251\/revisions\/58254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}