{"id":58226,"date":"2020-07-11T17:19:02","date_gmt":"2020-07-11T17:19:02","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58226"},"modified":"2020-07-11T17:19:02","modified_gmt":"2020-07-11T17:19:02","slug":"somaliya-shirkii-dhuusomareeb-oo-qadiyada-somaliland-laga-tageeray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/07\/11\/somaliya-shirkii-dhuusomareeb-oo-qadiyada-somaliland-laga-tageeray\/","title":{"rendered":"Somaliya Shirkii Dhuusomareeb Oo Qadiyada Somaliland Laga Tageeray"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul goboleedka HirShabeelle ee dalka Soomaaliya , Maxamed Cabdi Waare, oo arrinta Somaliland kaga hadlay Shirka\u00a0 Dhuusamarreeb ayaa sheegay in Somaliland xaq u leedahay in ay go\u2019do marka la eego dhibta loo gaystay.<\/p>\n<p>\u201cKoonfur iyo Woqooyi markii laysku daraayey, si\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">niyad wanaag ah ayey woqooyi intay dowladnimadiii soo qaadeen inoo keeneen,wax dhanba in iyaga lagu wareejiyo ayey ahayd, waxba lagama tixgelin, Maxamed Ibraahin Cigaal oo raganimadiisa kula joogay aa la jogay bes,<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Dowladdii markii ay soo burburtana, Salaamu caleykum iyadoon la dhihin, ayaa laga tashtay oo dowlad la dhistay,wax alla wixii shir la qabanayey oo dib-u-heshiisiin lahaa, hal shir oo dartood u baaqday ma jiro,horaa looga socday, nimankaasi in ay goostaan oo goosashadooda ku adkeystaan ma garbay u leeyihiin mise uma laha?..\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul goboleedka HirShabeelle ee dalka Soomaaliya , Maxamed Cabdi Waare, oo arrinta Somaliland kaga hadlay Shirka\u00a0 Dhuusamarreeb ayaa sheegay in Somaliland xaq u leedahay in ay go\u2019do marka la eego dhibta loo gaystay. \u201cKoonfur iyo Woqooyi markii laysku daraayey, si\u00a0niyad wanaag ah ayey woqooyi intay dowladnimadiii soo qaadeen inoo keeneen,wax dhanba in iyaga lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":58227,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-58226","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Snapshot_1627.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-f98","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58228,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58226\/revisions\/58228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/58227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}