{"id":5809,"date":"2015-02-12T11:23:18","date_gmt":"2015-02-12T11:23:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5809"},"modified":"2015-02-12T11:23:18","modified_gmt":"2015-02-12T11:23:18","slug":"barack-obama-oo-aqalka-congress-ka-weydiistey-in-dagaal-loo-fasaxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/12\/barack-obama-oo-aqalka-congress-ka-weydiistey-in-dagaal-loo-fasaxo\/","title":{"rendered":"Barack Obama oo aqalka Congress-ka weydiistey in \u2018Dagaal loo fasaxo\u2019"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-181826\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/obama.jpg?resize=690%2C388\" alt=\"Obama delivers remarks at the armed services farewell in honor of Hagel in Virginia\" width=\"690\" height=\"388\" \/>Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa qoraal codsi ah u gudbiyey aqalka hoose ee Congress-ka, waxaana uu ka dalbadey in la siiyo awood qayaxan oo uu dagaal kula galo ururka xagjirka ah ee ISIS\/ISIL.<\/p>\n<p>Waa markii u horeysey muddo 13 sano ah oo Madaxweyne Maraykan ah dalbado in dagaal loo fasaxo, sanadkii 2002 ayey ahayd Markii Goerge W. Bush uu sidaan oo kale dalbadey in la siiyo awood qayaxan oo uu dagaal ku geli karo, markaas oo uu weerar ku qaadey dalalka Ciraaq &amp; Afqaanistaan.<\/p>\n<p>Sida laga soo xiganayo \u00a0codsiga Obama u gudbiyey Capital Hill ayaa ah in dagaalka loo fasaxo muddo saddex sano ah isla markaana aysan jirin dalal cayiman ee dalkasta oo ISIL joogaan uu dagaal ku qaadi karo, waxaana ka mid ah in ciidamdiisa dhulku ay ka qayb qaadanayaan dagaalka, waxaana uu sheegay \u00a0inaysan ahayn sidii Ciraaq iyo Afqaansitaan oo kale in ciidamo badan la geeyo dalalka ISIL lagula dagaalamayo.<\/p>\n<p>Muddo ka badan 6 bilood ayaa ciidamada cirka ee Maraykanku duqeynayeen ururka ISIS\/ISIL ee dalalka Ciraaq iyo Siiriya, waxaana la sheegaa in ay kor u dhaafeyso 2000 oo duqeymo ah tan iyo bishii August 2014<\/p>\n<p>Obama oo la doortey sanadkii 2008 ayaa ololihiisa u weynaa ahaa in uu soo afjarayo dagaalkii Bush bilbaabey \u00a0ee Ciraaq iyo Afqaanistaan oo uu ku tilmaamey mid aan xikmad la hayan \u201cunwise war\u201d, waxaana uu haddal dalbanayaa in uu yeeriyo seedhigii dagaalka oo ka duwan kuwii hore<\/p>\n<p><!--End--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa qoraal codsi ah u gudbiyey aqalka hoose ee Congress-ka, waxaana uu ka dalbadey in la siiyo awood qayaxan oo uu dagaal kula galo ururka xagjirka ah ee ISIS\/ISIL. Waa markii u horeysey muddo 13 sano ah oo Madaxweyne Maraykan ah dalbado in dagaal loo fasaxo, sanadkii 2002 ayey ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5810,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5809","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1vH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5809","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5809"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5809\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}