{"id":58009,"date":"2020-06-28T13:47:01","date_gmt":"2020-06-28T13:47:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=58009"},"modified":"2020-06-28T13:47:01","modified_gmt":"2020-06-28T13:47:01","slug":"gudoomiyaha-waddani-oo-ka-hadlay-ansixinta-2-xubnood-ee-xisbiyada-mucaaridka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/06\/28\/gudoomiyaha-waddani-oo-ka-hadlay-ansixinta-2-xubnood-ee-xisbiyada-mucaaridka-somaliland\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha WADDANI oo ka Hadlay ansixinta 2 Xubnood ee xisbiyada mucaaridka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi \u201cCirro\u201d ayaa si weyn u soo dhaweeyay, talaabadii xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ay maanta codka kalsoonida ugu qaadeen labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, u matalaya xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ku tillaamay tallaabo dardar gelinaysa qabsoomidda doorashooyinka iyo dimuqraaddiyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya wuxu yidhi \u201cWaxa aan ku bogaadinayaa golaha wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland ansixinta labada xubnood ee xisbiyada mucaaradka ah ee WADDANI &amp; UCID u soo xuleen in ay ka mid noqdaan guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, si loo bilaabo howlihii geedi-socodka doorashada golaha wakiilada iyo golayaasha deegaanka,\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi \u201cCirro\u201d ayaa si weyn u soo dhaweeyay, talaabadii xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ay maanta codka kalsoonida ugu qaadeen labada xubnood ee guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, u matalaya xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID Guddoomiyaha ayaa ku tillaamay tallaabo dardar gelinaysa qabsoomidda doorashooyinka iyo dimuqraaddiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51323,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-58009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/CIro-s.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-f5D","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=58009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58010,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/58009\/revisions\/58010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=58009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=58009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=58009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}