{"id":57827,"date":"2020-06-20T13:52:01","date_gmt":"2020-06-20T13:52:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57827"},"modified":"2020-06-20T13:52:01","modified_gmt":"2020-06-20T13:52:01","slug":"baarlamaanka-jaamacadda-carabta-oo-ka-hadlay-shirkii-wadahallada-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/06\/20\/baarlamaanka-jaamacadda-carabta-oo-ka-hadlay-shirkii-wadahallada-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Oo Ka Hadlay Shirkii Wadahallada Somaliland Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><b>H<\/b>argeysa(AN)-Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa madaxweynaha dalka Jabbuuti ku bogaadiyey martigelinta iyo qabanqaabinta kulanka wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo waxa uu ugu yeedhay taageeridda dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo guud ahaan gobalka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Dr. Mishcal Bin Fahmi A-Sulami, guddoomiyaha Baarlamaanka dalalka Carabta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray 18-kii bishan Juun waxa uu ammaanay hindisaha madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Mudane Mishcal waxa uu sheegay in baarlamaanka Carabtu uu taageersan yahay dadaalka madaxweyhne Geelle, una rajaynayo in uu is-afgarad ka dhex abuuro walaalaha Soomaalida, isla markaana taageero xasiloonida gobalka Geeska Afrika iyo xoojinta amniga qaranka Carbeed. Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxa aanu tallaabadan ku tilmaamay mid togan oo sii xoojinaysa xasiloonida, dib u heshiisiinta, iyo in hore loo dhaqaajiyo taayirka horumarka Soomaalida iyo guud ahaan gobalka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)-Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa madaxweynaha dalka Jabbuuti ku bogaadiyey martigelinta iyo qabanqaabinta kulanka wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo waxa uu ugu yeedhay taageeridda dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo guud ahaan gobalka Geeska Afrika. Dr. Mishcal Bin Fahmi A-Sulami, guddoomiyaha Baarlamaanka dalalka Carabta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray 18-kii bishan Juun waxa uu ammaanay hindisaha madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57830,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-57827","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/maxresdefault-36.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-f2H","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57827","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57829,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57827\/revisions\/57829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}