{"id":57790,"date":"2020-06-17T21:09:49","date_gmt":"2020-06-17T21:09:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57790"},"modified":"2020-06-17T21:09:49","modified_gmt":"2020-06-17T21:09:49","slug":"kenya-oo-ka-guuleysatay-jabuuti-codeynta-wareega-kowaad-ee-kursiga-aan-joogtada-qmahayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/06\/17\/kenya-oo-ka-guuleysatay-jabuuti-codeynta-wareega-kowaad-ee-kursiga-aan-joogtada-qmahayn\/","title":{"rendered":"Kenya oo ka guuleysatay Jabuuti codeynta wareega kowaad ee kursiga aan joogtada QMahayn"},"content":{"rendered":"<p>Kenya ayaa ku guuleysatay codeynta wareega kowaad ee kursiga aan joogtada ahayn ee golaha amaanka qaramada midoobe.<\/p>\n<p>Kenya waxaa kursiga kula loolamay Jabuuti.<\/p>\n<p>Kenya 113 cod Jabuuti 78 cod<\/p>\n<p>Waxaa dhici doona wareeg kale khamiista<\/p>\n<p>Hadii Kenya guuleysato waxay kursigan fadhin doontaa ilaa 2022.<\/p>\n<p><strong>Waa maxay muhiimada kursigan?<\/strong><\/p>\n<p>Golaha amaanka ee qaramada midoobe waxa uu lee yahay masuuliyada koowaad guud ahaan amaanka caalamka.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu go,aan ka gaaraa howlgalada amaanka ee qaramada midoobe sida meesha iyo goorta ay tahay in ciidan loo diro.<\/p>\n<p>Ciidanka Amisom ee soomaaliya jooga oo ay kenya ka mid tahay waxay ku joogaan ogalaanshaha qaramada midoobe.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu lee yahay shan dal oo joogta ah kuwaas oo leh diidmada qayaxan waxaana ay kala yihiin Mareykanka,UK,faransiiska,shiinaha iyo Ruushka<\/p>\n<p>Mohamed dhoore<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kenya ayaa ku guuleysatay codeynta wareega kowaad ee kursiga aan joogtada ahayn ee golaha amaanka qaramada midoobe. Kenya waxaa kursiga kula loolamay Jabuuti. Kenya 113 cod Jabuuti 78 cod Waxaa dhici doona wareeg kale khamiista Hadii Kenya guuleysato waxay kursigan fadhin doontaa ilaa 2022. Waa maxay muhiimada kursigan? Golaha amaanka ee qaramada midoobe waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57791,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-57790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Snapshot_1240.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-f26","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57792,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57790\/revisions\/57792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}