{"id":5771,"date":"2015-02-11T12:19:55","date_gmt":"2015-02-11T12:19:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5771"},"modified":"2015-02-11T12:19:55","modified_gmt":"2015-02-11T12:19:55","slug":"maraykanka-oo-xaqiijiyey-dhimashada-gabadh-maraykan-ah-oo-lagu-haystay-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/11\/maraykanka-oo-xaqiijiyey-dhimashada-gabadh-maraykan-ah-oo-lagu-haystay-suuriya\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Xaqiijiyey Dhimashada Gabadh Maraykan Ah Oo Lagu Haystay Suuriya"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150210180144_kayla_512x288_bbc_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5773\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/150210180144_kayla_512x288_bbc_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150210180144_kayla_512x288_bbc_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magcaabi jiray Kayla Mueller oo gacanta ugu jirtay ururka Daacish ayaa xilligan la xaqiijiyey inay dhimatay, Masuuliyiinta Maraykanka iyo Qoyska gabadhan ayaa xaqiijiyey dhimashada muwaadinadan u dhalatay dalka Maraykanka.<\/h2>\n<h2>Ururka Daacish ayaa afar maalmood ka hor sheegay in haweenaydan oo u shaqaynaysay hay\u2019adaha gargaarku lagu dilay weerarada xagga cirka ee ka dhanka ah ururkaasi.<\/h2>\n<h2>Afhayeen u hadlay Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Bernadette Meehan ayaa sheegtay in qoyska Mueller ay heleen fariin gaar ah oo uga timid kooxda gacanta ku haysay gabadhooda maalmihii la soo dhaafay taas oo xambaarsanayd macluumaad dheeri ah oo ku aaddan dilka inantooda.<\/h2>\n<h2>Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa u sheegay weriyayaasha in hay\u2019adaha wardoonka ee Maraykanku aanay illaa hadda haynin macluumaad ku saabsan dhimashada haweenaydan.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magcaabi jiray Kayla Mueller oo gacanta ugu jirtay ururka Daacish ayaa xilligan la xaqiijiyey inay dhimatay, Masuuliyiinta Maraykanka iyo Qoyska gabadhan ayaa xaqiijiyey dhimashada muwaadinadan u dhalatay dalka Maraykanka. Ururka Daacish ayaa afar maalmood ka hor sheegay in haweenaydan oo u shaqaynaysay hay\u2019adaha gargaarku lagu dilay weerarada xagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5773,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1v5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5771"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5771\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}