{"id":57659,"date":"2020-06-08T18:03:08","date_gmt":"2020-06-08T18:03:08","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57659"},"modified":"2020-06-08T18:03:08","modified_gmt":"2020-06-08T18:03:08","slug":"salaadiinta-somaliland-oo-baaq-u-diray-shacabka-djibouti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/06\/08\/salaadiinta-somaliland-oo-baaq-u-diray-shacabka-djibouti\/","title":{"rendered":"Salaadiinta Somaliland oo baaq u diray Shacabka Djibouti"},"content":{"rendered":"<p>Xubno kamida Salaadiinta Somaliland, ayaa baaq u diray shacabka iyo dawladda Djibouti oo ay ku buuriyeen in ay nabad-gelyada iyo degenaanshiyaha dalkooda ilaaliyaan, waxaanay walaac ka muujiyeen dhacdooyinkii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay gudaha dalkaasi.<\/p>\n<p>Salaadiintan oo ka soo jeeda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxa ay ku adkeeyeen bulshada reer Djibouti in ay ilaalshadaan nabad-gelyada iyo midnimada dalkooda.<\/p>\n<p>\u201cWalaaleyaal arrinta dhulka dhiga oo halkaa yaanay dhaafin, meeshani waa afrika hadday sinbiririxato ma soo kacdo\u201dayuu yidhi Suldaan Axmed Maxamed Colhaye oo kamida Salaadiinta hadlay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno kamida Salaadiinta Somaliland, ayaa baaq u diray shacabka iyo dawladda Djibouti oo ay ku buuriyeen in ay nabad-gelyada iyo degenaanshiyaha dalkooda ilaaliyaan, waxaanay walaac ka muujiyeen dhacdooyinkii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay gudaha dalkaasi. Salaadiintan oo ka soo jeeda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa waxa ay ku adkeeyeen bulshada reer Djibouti in ay ilaalshadaan nabad-gelyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57660,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-57659","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Snapshot_1042.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eZZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57659"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57661,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57659\/revisions\/57661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}