{"id":57637,"date":"2020-06-07T14:07:14","date_gmt":"2020-06-07T14:07:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57637"},"modified":"2020-06-07T14:07:14","modified_gmt":"2020-06-07T14:07:14","slug":"madaxweynaha-somaliland-qof-kasta-oo-soomaali-ah-wuu-iman-karaa-hargeysa-laakiinse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/06\/07\/madaxweynaha-somaliland-qof-kasta-oo-soomaali-ah-wuu-iman-karaa-hargeysa-laakiinse\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland: Qof kasta oo Soomaali ah wuu iman karaa Hargeysa, laakiinse..\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in mowqifka Somaliland ee dib-ula soo noqoshadii xornimadeedu uu yahay mid aan marnaba gorgortan geli karin, balse maamulka Soomaaliya ay ka wada hadi karaan kala-gurasho iyo sidii heshiis looga gaadhi lahaa wixii ka dhexeeyey labada dhinac burburkii hore.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo lagu waraystay barmaamuj todobaadle ah oo ka baxa Idaacada VOA-da laanteeda afka Soomaaliga, ayaa mar kale ku celiyey in dawladda Soomaaliya xumaysay isku soo dhawaanshiyihii lagu unkay bilowga wadahadallada muddada hakadka ku jira.<\/p>\n<p>Geesta kale, Mr. Biixi, waxa laga waraystay arrimaha siyaasada gudaha iyo dibada, waxaana qodobada wax laga waydiiyey kamid ah dhaliilaha xukuumaddiisa loogu jeediyo dhanka furfurnaanta iyo xidhiidhka Bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in mowqifka Somaliland ee dib-ula soo noqoshadii xornimadeedu uu yahay mid aan marnaba gorgortan geli karin, balse maamulka Soomaaliya ay ka wada hadi karaan kala-gurasho iyo sidii heshiis looga gaadhi lahaa wixii ka dhexeeyey labada dhinac burburkii hore. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo lagu waraystay barmaamuj todobaadle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57639,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-57637","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/maxresdefault-11.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eZD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57638,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57637\/revisions\/57638"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}