{"id":5759,"date":"2015-02-11T12:03:58","date_gmt":"2015-02-11T12:03:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5759"},"modified":"2015-02-11T12:03:58","modified_gmt":"2015-02-11T12:03:58","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-wakhtiga-uu-furmayo-shirka-maamul-u-samaynta-goboladda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/11\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shaaciyey-wakhtiga-uu-furmayo-shirka-maamul-u-samaynta-goboladda-dhexe\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyey Wakhtiga uu furmayo Shirka maamul u samaynta Goboladda Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-181758\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IB0A5184.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"IB0A5184\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqasho ku tagey\u00a0magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah ugu\u00a0dhawaaqay xiliga uu furmayo\u00a0shirka maamul u samaynta Gobolka Galgaduud iyo Koonfurta Mudug.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IB0A5184.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5761\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IB0A5184-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"IB0A5184\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Xasan Sheekh ayaa sheegay in Ergooyin laga soo kala xulo goboladan la isku keeni doono 1-da bisha Maarso Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo ah maalinta ugu horaysa uu furmayo shirka maamul u samaynta Galgaduud iyo Koonfurta Mudug.<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulkan xaruntiisa ay noqon doonto magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgaduud isagoo ku sheegay in ay tahay magaalada keliya ee maamulkan u dhamaystiran hanaan caasimad.<\/p>\n<p>Dhismaha maamul u samaynta goboladda dhexe ayaa muran soo galay horaan bishii Agoosto sanadkii 2014 ka dib markii dowladda federaalku saxiixday heshiis sheegay in maamul loo dhisayo Galgaduud iyo Mudug arrintaasna ay Puntland xiriirka ugu jartay Dowladda Federaalka Inkastoo bishii Aktoobar Puntland iyo Federaalku isku raaceen in maamulka loo dhiso Koonfurta Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p><!-----><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqasho ku tagey\u00a0magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah ugu\u00a0dhawaaqay xiliga uu furmayo\u00a0shirka maamul u samaynta Gobolka Galgaduud iyo Koonfurta Mudug. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Ergooyin laga soo kala xulo goboladan la isku keeni doono 1-da bisha Maarso Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5759","post","type-post","status-publish","format-standard","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1uT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5759"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5759\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}