{"id":5754,"date":"2015-02-11T11:51:43","date_gmt":"2015-02-11T11:51:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5754"},"modified":"2015-02-11T11:51:43","modified_gmt":"2015-02-11T11:51:43","slug":"obama-oo-xaaladda-ukriane-kala-hadley-madaxweynaha-ruushka-vladimir-putin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/11\/obama-oo-xaaladda-ukriane-kala-hadley-madaxweynaha-ruushka-vladimir-putin\/","title":{"rendered":"Obama oo xaaladda Ukriane kala hadley Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-181761\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/obama_call_putin.jpg?resize=690%2C388\" alt=\"obama_call_putin\" width=\"690\" height=\"388\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa ku booriyey dhigiisa dalka Rushka Vladimir Putin in uu heshiis macne leh ka keeno wada hadalka maanta ka furmaaya magaalada Misnk ee dalka Belarus.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>War rasmi ah oo ka soo baxay aqalka cad ayaa lagu yiri:<\/p>\n<\/div>\n<blockquote><p>\u201cHaddii Ruushanku sii wado falalkiisa cadawnimada ah ee uu ka wado dalka Ukraine, oo ay ka mid tahay ciidamo loo diro halkaas, hubeyn iyo dhaqaale lagu bixiyo kooxaha gooni-goosadka ah ee taageersan Ruushka, waxay kor u qaadeysa qiimaha Ruushku bixinaayo\u201d.<\/p><\/blockquote>\n<p>Aqalka Kremlin ka ee looga taliyo Ruushka ayaa war uu ka soo saarey wada hadalka sheegay in xiisadda ka aloosan Ukriane ay tahay mid daakhili ah, oo aan Moscow lagu eedeyn karin.<\/p>\n<p>Waxaa maanta magaalada Minsk ka furmaaya shir heer sare ah oo u dhexeeya Madaxweynayaasha dalalka Ukraine, Ruushka, Faransiiska iyo Jarmalka, dalalka Jarmalka iyo Faransiiska ayaa wada qorshe xabbadana lagu joojinaayo nabadna lagu dhalin karo, halka Ruushku qudhiisu uu wato qorshe kale oo xal noqon kara, waxaana la wadaa sidii qorshayaashaas tanaasul iyo dheelitir loogu samayn lahaa.<\/p>\n<p>Dagaaladda bariga Ukraine ayaa todobaadkii u danbeeyey galey heer aad u xun, waxaana gacanta sare iska lahaa gooni-goosatada taageersan Ruushka kuwaas oo ciidamada Ukraine ka qabsadey dhul baaxadiisu gaareeyso 120km.<\/p>\n<p>Dalalka Maraykanka iyo Ruushanka ayaa xiriirkoodu aad u xumaadey kadib qalalaasihii ka bilowdey Ukraine sanadkii 2013, dalka Maraykanka ayaa taageerey in la rido madaxweynihii la soo doortey Viktor Yanukovych ee taageersanaa Ruushka, waxaana Ruushku uga jawaabey dib ulo noqoshada gacanka Krim ee ka tirsanaa Ukraine iyo in uu si toos ah u taageero dadka asalkoodu ka soo jeedo Ruushka ee degan gobolka Donbass ee aan dooneyn isbeddelkii ka dhacay Kiev.<\/p>\n<p>Maraykanka iyo reer galbeedka ayaa cuno qabetyn dhaqaale ku soo rogey Ruushka waxayna u xariga u jareen dhamaan xiriirkii ganacsi ee ay Ruushka la wadaageen, inkasta oo qaar badan oo kamid ah dalalka Yurub qiime sare ugu kacay cuno qabateyntaas.<\/p>\n<p>Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka ayaa hurdada ka kacay markii ay soo baxdey in Maraykanku hub casri ah siinaayo dalka Ukraine si ay isaga difaacaan goonigoosatada taageersan Ruushka, waxaana ay ka digeen in dagaalku noqdo mid fida oo saameya Yurub oo dhan, Hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee dalka Faransiiska Marie Le Pen ayaa sheegtey in marayknu doonaayo in uu dagaal ka rido qaaradda Yurub taas oo ah mindi laba afleh<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa ku booriyey dhigiisa dalka Rushka Vladimir Putin in uu heshiis macne leh ka keeno wada hadalka maanta ka furmaaya magaalada Misnk ee dalka Belarus. War rasmi ah oo ka soo baxay aqalka cad ayaa lagu yiri: \u201cHaddii Ruushanku sii wado falalkiisa cadawnimada ah ee uu ka wado dalka Ukraine, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5755,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5754","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1uO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5754"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5754\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}