{"id":57502,"date":"2020-05-28T13:16:10","date_gmt":"2020-05-28T13:16:10","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57502"},"modified":"2020-05-28T13:16:10","modified_gmt":"2020-05-28T13:16:10","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-dawladda-masar-ku-cambaaraysay-hub-ay-sheegtay-inay-ugu-deeqday-dawaldda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/05\/28\/xukuumadda-somaliland-oo-dawladda-masar-ku-cambaaraysay-hub-ay-sheegtay-inay-ugu-deeqday-dawaldda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Dawladda Masar Ku Cambaaraysay Hub Ay Sheegtay Inay Ugu Deeqday Dawaldda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_top td_uid_4_5ecfb82a9fa09_rand td_block_template_1 \"><\/div>\n<p><b>H<\/b>argeysa Arabsiyo News \u2013 Dawladda Somaliland ayaa Cambaaraysay Hub ay sheegtay in Dawladda Masar ay ugu deeqday Dawladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) ayaa qoraal uu ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka wuxuu ku sheegay inay Somaliland ka wer-wersan tahay sida Dawladda Soomaaliya ugu xad-gudbayso Cunaqabaynta hubka ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa qoraalka uu ku baahiyey Twitter-ka ku yidhi \u201cDawladda Somaliland waxay aad uga wer-wersan tahay Dawladda Soomaaliya sida aanay u fulinayn Cunaqabatayntii hubka ee Qaramada Midoobay.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu si gaar ah u cambaareeyay Masar oo uu sheegay inay hub ugu deeqday Soomaaliya, arrintaasi oo uu xusay inay khatar\u00a0 ku tahay amniga guud ahaan Gobolka \u201cWaxaanu cambaareyneynaa Dowladda Masar oo ku xadgudubtay Cuno-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.\u201d Ayuu yidhi, waxaanu intaa Arrintani waxay khatar weyn gelineysaa nabadda iyo xasilloonida Gobolka..\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland wuxuu qoraalka uu ku baahiyey ku ladhay Warqad leh Astaanta Dawladda Soomaaliya ay ku qoran yihiin Liiska Hub kala duwan, taasi oo sidoo kalena lagu xaqiijiyey in Dawladda Soomaaliya ay hub ka heshay Masar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa Arabsiyo News \u2013 Dawladda Somaliland ayaa Cambaaraysay Hub ay sheegtay in Dawladda Masar ay ugu deeqday Dawladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) ayaa qoraal uu ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka wuxuu ku sheegay inay Somaliland ka wer-wersan tahay sida Dawladda Soomaaliya ugu xad-gudbayso Cunaqabaynta hubka ee Golaha Ammaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":16,"featured_media":57503,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-57502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/hub.jpg?fit=619%2C462&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eXs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/16"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57504,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57502\/revisions\/57504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}