{"id":57458,"date":"2020-05-25T15:20:53","date_gmt":"2020-05-25T15:20:53","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57458"},"modified":"2020-05-25T15:20:53","modified_gmt":"2020-05-25T15:20:53","slug":"ilhaan-cumar-oo-gaartay-guul-siyaasadeed-weyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/05\/25\/ilhaan-cumar-oo-gaartay-guul-siyaasadeed-weyn\/","title":{"rendered":"ILHAAN CUMAR oo gaartay GUUL siyaasadeed weyn"},"content":{"rendered":"<p><strong>Washington (AN)<\/strong>\u00a0\u2013 Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha aqalka Congreska wadanka Mareykanka ayaa markale gaartay guud siyaasadeed oo aad u weyn, kadib markii ay ku guuleysatay cod bixin loo qabtay hab Online ah.<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa maanta guuleysatay wareegga 1-aad ee codbixinta is-reereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku matalaya doorashada Congress-ka ee lagu wado inay dhacdo bisha soo socota ee November .<\/p>\n<p>Codbixinta ayaa socotay muddo 9 cisho ah, waxaana Ilhaan Cumar ay tartanka kaga guuleystay siyaasiga lagu magacaabo Antone Melton oo ah nin madow ah, islamarkana si wayn uga soo horjeeday iyada.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay natiijada xildhibaanada aqalka Congreska ee Ilhaan Cumar ayaa heshay 65.5% codadkii la dhiibtay, halka Antone Melton uu helay 30.9%.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_993\">\n<div id=\"vi_3333420_993\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-google-query-id=\"CJfd84uoz-kCFRXKuwgdFncAoQ\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/21766281334\/333_Caasimada.net\/333_Caasimada.net_3_0__container__\"><\/div>\n<p>Ad by\u00a0Valueimpression<\/p><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Waa 37 sano jir Ilhaan, waxaana ay taariikh ka sameysay Mareykanka, iyadoo noqotay qofkii ugu horeeeyey oo Soomaali Mareykan ah oo dalkaas ka qabta xil sare.<\/p>\n<p>Sanadkan dhammaadkiisa ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada Mareykanka , iyadoona uu sii dhamaanayo waqtiga xil heynta Trump oo ay si weyn isku hayeen muddo xildhinaanad Ilhaan Cumar oo markale u muuqata inay ku soo laaban doonto kursigeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (AN)\u00a0\u2013 Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha aqalka Congreska wadanka Mareykanka ayaa markale gaartay guud siyaasadeed oo aad u weyn, kadib markii ay ku guuleysatay cod bixin loo qabtay hab Online ah. Ilhaan ayaa maanta guuleysatay wareegga 1-aad ee codbixinta is-reereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57459,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-57458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ilhan.jpg?fit=1440%2C907&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eWK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57460,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57458\/revisions\/57460"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57459"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}