{"id":5725,"date":"2015-02-11T11:09:47","date_gmt":"2015-02-11T11:09:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5725"},"modified":"2015-02-11T11:09:47","modified_gmt":"2015-02-11T11:09:47","slug":"daawo-sawiro-kulan-jaaliyadda-reer-somaliland-ee-london-iyo-ka-qayb-qaadashadda-doorashooyinka-dalka-ingiriiska-ka-dhici-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/11\/daawo-sawiro-kulan-jaaliyadda-reer-somaliland-ee-london-iyo-ka-qayb-qaadashadda-doorashooyinka-dalka-ingiriiska-ka-dhici-doona\/","title":{"rendered":"DAAWO SAWIRO KULAN JAALIYADDA REER SOMALILAND EE LONDON IYO KA QAYB QAADASHADDA DOORASHOOYINKA DALKA INGIRIISKA KA DHICI DOONA"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture4.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5726\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Capture4-300x182.png?resize=300%2C182\" alt=\"Capture\" width=\"300\" height=\"182\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Shir ka dhacay Hotel ku yaala bariga London oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, Dhalanyaro ,Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale iyo wax garadba shirkaas<\/strong><\/p>\n<div class=\"gmail_quote\">\n<p><b>Shir ka dhacay Hotel ku yaala bariga London oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, Dhalanyaro ,Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale iyo wax garadba shirkaas oo ku\u00a0 kusaabsanaa wacyi galint lagu wacyi galinayo bulshada Reer Soomaaliland ee dagan wadan ka UK si ay uga qayb galaan doorashada inagu soo foole ee kadhici doonta dalka Ingiriiska bisha shanaad ee sanadkan (May) si ay inoogu fududaato inaynu ku boorino Barlamaanka soo bixi doona inaynu qadayada Soomaliland wax inagala qabtaan waxaa laysla gartay inay tahay fursad wakhtigeedi jooga oo u baahan in laga faa\u2019iidaysto<\/b><\/p>\n<div dir=\"ltr\">\n<p><b>\u00a0<img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/salaanmedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_9633.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"IMG_9633\" width=\"696\" height=\"464\" \/>Waxa kale oo laga wada hadlay sidii culays loosaari lahaa xubnaha soo bixi doona una yeelan lahayn cilaaqaad wanaagsan \u00a0oo bulshada reer<\/b><\/p>\n<p><b><br \/>\n<span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">Somaliland iyo dalkaba wax u tar.<\/span><\/span><\/b><b>Waxa ka hadlay kulanka dad farabadan oo ka koobnaa bulshada noocyadeeda kala duwan.Qaar ka mid ah xisbiyadda Qaranka Somaliland .<\/b><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/salaanmedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_9679.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"IMG_9679\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/p>\n<p><b>Waxa lagu balamay in lasii dar-dar galiyo lana wacyi galiyo dhamaan bulshada reer Somaliland ee dalkan degan.Waxa kulanka ka hadlay oo kale Wakiilka Somaliland ee UK\u00a0 Cali Aadan Caawale .Aqoonyahan Cali Saleebaan .Mujaahid Maxamed Yuusuf,Aqoonyahan Maxaded Adan Jamac, (Galaal) Yurub Qaalib Tahar,Cawaale Birin-bir, Axmed Baalaweyne oo ka socday Xisbiga Waddani.<\/b><\/p>\n<p><b>\u00a0<\/b><b>Waxa kulanku soo dhamaaday is af garad iyo dar-dar galinta shacabka reer Somaliland ee ku nool kalan Ingiriiska.<\/b><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/salaanmedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_9561.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"IMG_9561\" width=\"696\" height=\"464\" \/><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/salaanmedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_9586.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"IMG_9586\" width=\"696\" height=\"464\" \/><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<h4><!--End--><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ka dhacay Hotel ku yaala bariga London oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, Dhalanyaro ,Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale iyo wax garadba shirkaas Shir ka dhacay Hotel ku yaala bariga London oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano, Dhalanyaro ,Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale iyo wax garadba shirkaas oo ku\u00a0 kusaabsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5726,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ul","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5725"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5725\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}