{"id":5720,"date":"2015-02-10T21:38:10","date_gmt":"2015-02-10T21:38:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5720"},"modified":"2015-02-10T21:38:10","modified_gmt":"2015-02-10T21:38:10","slug":"eng-daauud-abiib-axmed-oo-isu-taagay-musharixiinta-golaha-baarlamaan-ee-la-filaayo-in-ay-dhawaan-dalka-ka-qabsoonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/eng-daauud-abiib-axmed-oo-isu-taagay-musharixiinta-golaha-baarlamaan-ee-la-filaayo-in-ay-dhawaan-dalka-ka-qabsoonto\/","title":{"rendered":"Eng Daauud Abiib Axmed Oo Isu Taagay Musharixiinta Golaha Baarlamaan Ee la Filaayo In Ay Dhawaan Dalka Ka Qabsoonto."},"content":{"rendered":"<p>Hargeisa(An)Eng Daauud Abiib Axmed oo Ka Mida Dadka Aqoon yahanka Ah Islamarkaana Waayo Arag Rugcadaaya Ayaa Iclaamiyey Inuu U Sharaxan Yahay Kana Mid yahay Musharixiinta Ku Tartami Doona jagooyinka golayaasha baarlamaanka ee Dalkan Somaliland,<br \/>\nEng Daauud Abiib Axmed Ayaa Ah Waayo Arag Aqoon Dheer U leh Culuunta Egineeringka,<br \/>\nIsagoo Wakhti Dheer Kaga Shaqeeyey Dalka Iyo Dibadiisaba,<br \/>\nWaxaa uu sheegay in musharax Daauud Abiib Axmed Inuu Waxweyn ka Bedeli Doono Qaladaad farabadan oo inta badan ka dhaca golaha baarlamaanka, waxaan uu u iftiimiyey bulshada uu u sharaxan yahay inuu wax weyn ka bedeli doono caqabado farabadan oo ka jira dhinaca arimaha aas-aasiga ah ee bulshada,<br \/>\nWaxaana uu ka qayb qaadan doonaa dhismaha dalka iyo sidii loo sixilahaa qaladaad farabadan oo kujira inta badan shuruucda farahabadan ee ka jira, iyo maalgashiyada kala duwan ee dalka.<br \/>\nWaxaana Musharax daauud Abiib Axmed Shaaca Ka Qaaday inuu ka Sharaxan Yahay gobolka Maroodijeex.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa(An)Eng Daauud Abiib Axmed oo Ka Mida Dadka Aqoon yahanka Ah Islamarkaana Waayo Arag Rugcadaaya Ayaa Iclaamiyey Inuu U Sharaxan Yahay Kana Mid yahay Musharixiinta Ku Tartami Doona jagooyinka golayaasha baarlamaanka ee Dalkan Somaliland, Eng Daauud Abiib Axmed Ayaa Ah Waayo Arag Aqoon Dheer U leh Culuunta Egineeringka, Isagoo Wakhti Dheer Kaga Shaqeeyey Dalka Iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5721,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1ug","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5720"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5720\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}