{"id":57007,"date":"2020-05-05T22:06:32","date_gmt":"2020-05-05T22:06:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=57007"},"modified":"2020-05-05T22:06:32","modified_gmt":"2020-05-05T22:06:32","slug":"farmaajo-iyo-kenyatta-oo-ka-wada-halday-diyaaraddii-burburtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/05\/05\/farmaajo-iyo-kenyatta-oo-ka-wada-halday-diyaaraddii-burburtay\/","title":{"rendered":"Farmaajo Iyo Kenyatta Oo Ka Wada halday diyaaraddii Burburtay"},"content":{"rendered":"<p class=\"has-medium-font-size\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku sheegay twitter-ka inuu Madaxweynuhu uga tacsiyeeyey dadka ku dhintay diyaaraddii shalay ku dhacday meel u dhow magaalada Bardaale.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Diyaaradda waxaa ku dhintay lix qof oo iskugu jira Soomaali iyo Kenyan<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Madaxweynaha Soomasliya ayaa ballanqaaday baadhitaan buuxa, oo lagu sameeyo dhacdadaas.<\/p>\n<p class=\"has-medium-font-size\">Dhinaca kale, warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya uu Kenya ku marti-qaaday inay ka qayb qaataan baadhitaanka lagu sameynayo dhacdadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku sheegay twitter-ka inuu Madaxweynuhu uga tacsiyeeyey dadka ku dhintay diyaaraddii shalay ku dhacday meel u dhow magaalada Bardaale. Diyaaradda waxaa ku dhintay lix qof oo iskugu jira Soomaali iyo Kenyan Madaxweynaha Soomasliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":57009,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-57007","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/maxresdefault-8.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-ePt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57007"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57010,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57007\/revisions\/57010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}