{"id":5698,"date":"2015-02-10T13:07:07","date_gmt":"2015-02-10T13:07:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5698"},"modified":"2015-02-10T13:07:07","modified_gmt":"2015-02-10T13:07:07","slug":"xaflad-balaadhan-oo-si-fiican-loo-soo-abaabulay-ayaa-xisbi-xaakimka-kulmiye-ku-qabsadeen-minnesota-waxaana-ay-ku-dooranayeen-gudoomiye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/xaflad-balaadhan-oo-si-fiican-loo-soo-abaabulay-ayaa-xisbi-xaakimka-kulmiye-ku-qabsadeen-minnesota-waxaana-ay-ku-dooranayeen-gudoomiye-cusub\/","title":{"rendered":"Xaflad balaadhan oo si fiican loo soo abaabulay ayaa Xisbi Xaakimka Kulmiye ku qabsadeen Minnesota Waxaana Ay Ku Dooranayeen Gudoomiye Cusub"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_C540F6-97705E-325B5F-3AA9DE-C7F814-15C0CD.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5699\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_C540F6-97705E-325B5F-3AA9DE-C7F814-15C0CD.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"IMG_C540F6-97705E-325B5F-3AA9DE-C7F814-15C0CD\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>Minnesota (AN) Xaflad balaadhan oo si fiican loo soo abaabulay ayaa Xisbi Xaakimka Kulmiye ku qabsadeen Minnesota Xafladan<\/p>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">oo u jeedadeedu ahay, Gudoomiye Cusub oo ay doorteen Laanta Minnesota ee Xisbiga kulmiye.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa Gudoomiye loo doortay,\u00a0Mudane Mustafe Cawil Siciid, halka Gudoomiyihii Hore na ahaa\u00a0Mudane Abdullahi Bulaale Cali.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Xafladoo ku bilaabantay, kuna dhamaatay jawi farxadleh, ayaa waxaa Goobtaas ku sugnaa,\u00a0Gudoomiyaha USA ee\u00a0<span id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_4910\"><span id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_4896\">Xisbiga Kulmiye Mudane Mohamed Nasir Dhoor<\/span>e<\/span>,\u00a0oo xilka u kala wareejiyay labada Gudoomiye.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Dabcan xafladu may ahan oo kaliya xil kala wareejinta, ee waxa kale oo lagu taageerayey, waxqabadka Dowlada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne Ahmed Mohamed Mohamuud Siilaanyo.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa Khudbad taariikhiya ka Jeediyay, Gudoomiyaha USA Mr. Dhoore kana sheekeeyay waxqabadka dowlada, fariina u diray xisbiyada mucaaradka inay ka waantoobaan dhaleecaynta aan xaqiiqda ku salaysnayn..<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa iyaguna Goobtaas ka hadlay labada gudoomiye ee xilka loo kala wareejiyay, oo ka hadlay midnimada xisbiga, iyo tan jaaliyadda somaliland, inay aad uga shaqayn doonaan, Xisbiga Kulmiyena yahay, mid u taagan Horumarka iyo Midnimada \u00a0Somaliland.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa \u00a0qudbad taariikhiya ka jeediyay Muftiga wayn ee Reer Somaliland Sheekh Sacad Muuse, oo Bulshada Reer Somaliland ku waaniyay wax wada qabsi iyo isku duubni.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Cali Salaad oo ka mid ah Tiirarka Xisbiga Kulmiye, ayaa ka hadlay, Horumarka Balaadhan ee dowladu samaysay, gaar ahaan wadooyinka dalka, hoostana ka xariiqay, in wadada Ceerigaabo, loo hagar baxo \u00a0inagoo isku duuban, kana sheekeeyay, faaiidada ku jirta, wadada oo ah halbowle, maadaama gobolka Sanaagyahay, gobol qani ah, oo dakhli badan soo galin karta somaliland.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Abwaanka Caanka ah ee Haybe yuusuf ayaa Gabay qiimo badan goobtaas ka jeediyay.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Taageerayaal ka soo digo-rogtay xisbiga waddani, oo uu hogaaminayo, Bashir Cabdirisaaq oo ah wiil dhalinyaro ah, ayaa Sheegay sababaha ku kaliifay inuu ka soo digorogto Waddani, isagoo ku nisbeeyay\u00a0Xisbi Hadal khaliyaha haya,\u00a0oo siday wax u dhigayaan xaqiiqada ka fogtahay, uuna ku qanacsan yahay, Horumarka maanta Somaliland Marayso.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Foosiya xaaji oktoobar, oo u hadashay haweenka ayaa qudbad qiimo leh goobtaas ka jeedisay iyo waanoba.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa xaflada Xidhiidhinayey, oo Suurto Galiyay,\u00a0Fuad Abdi Ismacil,\u00a0oo ah tiirka ugu wayn Xisbiga Kulmiye.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa Xisbigu u mahadnaqayaa, \u00a0fanaaniinta Qaranka oo iyaga la&#8217;aantood xafladu dhacdeenba, qayb libaaxna ka qaatay,<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Layla kootali, Hodan Cabdirahman, Nuur cadde,Mohamed Shinbir.<\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<div id=\"ecxyui_3_16_0_1_1423512413341_2447\" dir=\"ltr\">Waxaa iyadana Xisbigu u Mahadnaqayaa, farshaxanadda Reer Somaliland Nuuri oo marwalba qurxisa, xafladaha, una hagar baxda,<\/div>\n<p><!--EndFragmen--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Minnesota (AN) Xaflad balaadhan oo si fiican loo soo abaabulay ayaa Xisbi Xaakimka Kulmiye ku qabsadeen Minnesota Xafladan oo u jeedadeedu ahay, Gudoomiye Cusub oo ay doorteen Laanta Minnesota ee Xisbiga kulmiye. Waxaa Gudoomiye loo doortay,\u00a0Mudane Mustafe Cawil Siciid, halka Gudoomiyihii Hore na ahaa\u00a0Mudane Abdullahi Bulaale Cali. Xafladoo ku bilaabantay, kuna dhamaatay jawi farxadleh, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5699,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5698","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1tU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5698"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5698\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}