{"id":5692,"date":"2015-02-10T13:01:25","date_gmt":"2015-02-10T13:01:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5692"},"modified":"2015-02-10T13:01:25","modified_gmt":"2015-02-10T13:01:25","slug":"dagaal-foolka-fool-ah-oo-dhexmaray-ciidanka-qaranka-somaliland-iyo-maleeshiyaadka-suldaan-wabar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/10\/dagaal-foolka-fool-ah-oo-dhexmaray-ciidanka-qaranka-somaliland-iyo-maleeshiyaadka-suldaan-wabar\/","title":{"rendered":"Dagaal Foolka Fool Ah Oo Dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Suldaan Wabar"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ciidankasomaliland-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5693\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ciidankasomaliland-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"ciidankasomaliland-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Qulijeed (AN) Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Dablay taabacsan Suldaanka Buuraha Somaliland iyo Ethiopia u dhexeeya galay ayaa iska hor imaad ku dhexmaray Degmada Qolujeed ee Gobolka Awdal, islamarkaana waxyar u jirta Xuduudka.<\/h2>\n<h2>Inta la ogyahay Hal Askari ayaa ka dhaawacmay Ciidanka Qaranka,halka Haweenay rayid ahina ku dhaawacantay Rasaasta la iswaydaarsaday.<\/h2>\n<h2>Kooxda weerartay Ciidanka ayaa iyagana la sheegay in hal qof laga qabtay.<\/h2>\n<h2>Dagaalkan oo abaaro 10:00 Maalinimo bilaamay ayaa muddo saacad ku dhaw la is rasaasaynayay iyadoo markii dambena kooxda laga talaabiyay Xuduudka.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Arrintan ayaa ka dhacday Gudaha Magaalada Qolujeed,halkaasi oo labada Dhinac iskugu soo galeen.<\/h2>\n<h2>Wararka qaar ayaa sheegay in Ciidanka Somaliland oo halkaasi ka Dukaamaysanaya ay ugu soo galeen Kooxda oo iyana muraad u leh Tuulada.<\/h2>\n<h2>Dad xogogaal ah ayaa Warbaahinta\u00a0\u00a0u sheegay in Kooxdu si dhuumaalaysi ah u soo gasho Degmada islamarkaana Muraadkooda ka fushadaan kadibna Xuduudka ka talaabaan.<\/h2>\n<h2>Ilaa hadda ma jiro Warar dhinaca Xukumadda iyo Ciidanka Qaranka ka soo baxay,balse tan iyo dhawr Bilood ka hor markii Suldaan Wabarka falaagoobay galay Buuraha Ethiopia iyo Somaliland u dhexeeya gaar ahaana Awdal ayay Gobolkaasi ka jireen Xiisado amaanka lagaga walaacsan yahay.<\/h2>\n<h2>Gobolka Awdal ayaa ahaa meelaha Somaliland ugu amaansan tan iyo markii Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay<\/h2>\n<p><!-----><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qulijeed (AN) Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Dablay taabacsan Suldaanka Buuraha Somaliland iyo Ethiopia u dhexeeya galay ayaa iska hor imaad ku dhexmaray Degmada Qolujeed ee Gobolka Awdal, islamarkaana waxyar u jirta Xuduudka. Inta la ogyahay Hal Askari ayaa ka dhaawacmay Ciidanka Qaranka,halka Haweenay rayid ahina ku dhaawacantay Rasaasta la iswaydaarsaday. Kooxda weerartay Ciidanka ayaa iyagana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5693,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1tO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5692"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5692\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}