{"id":56871,"date":"2020-04-26T11:29:09","date_gmt":"2020-04-26T11:29:09","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=56871"},"modified":"2020-04-26T11:29:09","modified_gmt":"2020-04-26T11:29:09","slug":"wasaaradda-caafimaadka-somaliland-oo-jawaab-kasoo-saartay-dad-laga-baadhay-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2020\/04\/26\/wasaaradda-caafimaadka-somaliland-oo-jawaab-kasoo-saartay-dad-laga-baadhay-coronavirus\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Jawaab Kasoo Saartay dad laga Baadhay Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hargaysa(AN) :-<\/strong> Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa Shaacisay In\u00a0 Xanuunka Cronavirus laga Soo Waayey 11 Qof oo Dheecanadooda Debada Loo Diray<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye oo 26 April Kula hadlay magaalada Hargaysa\u00a0 in tirada Guud ee Xanuunka Uduwangaliyeen ay Dhan tahay 6 Qof Laba Kamid ahina ka bogsadeen Xanuunka Covid 19<\/p>\n<p>Dr Maxamed Cabdi Xergeeyey Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadku waxa kale oo uu xaqiijiyey in Dad gaadhaya 174 qof oo laga baadhay Xanuunka Dhamaantood Laga waayey Oo Ay Ka Caafimaad qabaan<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa waxa Uu Intaasi ku daray In\u00a0\u00a0 Dalka ay xuduudihiisa kasoo galeen24 saacadood ee Udanbeyey\u00a0 Dad Tiradoodu dhantahay \u00a01662 Qof \u00a0Kuwaasi oo Dhamaantood laga Baadhay xanuunka Covid 19 ayna caafimaad qabaan<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PMeseKrIZlA?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) :- Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa Shaacisay In\u00a0 Xanuunka Cronavirus laga Soo Waayey 11 Qof oo Dheecanadooda Debada Loo Diray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye oo 26 April Kula hadlay magaalada Hargaysa\u00a0 in tirada Guud ee Xanuunka Uduwangaliyeen ay Dhan tahay 6 Qof Laba Kamid ahina ka bogsadeen Xanuunka Covid 19 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":56873,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-56871","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/sddefault-32.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-eNh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56872,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56871\/revisions\/56872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}